Antonio Conte oo laga waayay liiska macalimiinta u sharaxan abaalmarinta macalinka ugu wanaagsan duniada ogoow sabata

0
Saturday October 22, 2016 - 00:18:05 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Antonio Conte oo laga waayay liiska macalimiinta u sharaxan abaalmarinta macalinka ugu wanaagsan duniada ogoow sabata

    Sabti- Zurich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Zurich



Macalimiinta u dhashay dalka Talyaania ee kala Massimiliano Allegri, Claudio Ranieri aiyo Maurizio Sarri ayaa lagu soo waramayaa in kujiraanmacaliiminra u tartamaysa abaalmarinta sanadlaha macalinka uu wanaagsan dunidaFIFA World Coach of the Year, basle waxaa liiskan laga waayay macalinka kooxda Chelsea Antonio Conte.


 

Sida ay daabacday La Reppublica, Conte oo dalka tayaaniga hogaamiyay Ciyaarihii Euro oo ay rigoorayaal ay kuwaayeen Semi finaka ayaysanku filnaan macalina majaraha Chelsea haya inuu safkan soo galo.



Sikastaba , Allegri iyo Ranieri ayaa lauqiimeeyay guulihii horyaaladaIngiriiska iyo talyaaniga ay ka gaareen , iyadoo Ranieri uu si gaar ah ammaan ugu miteystay guushii taariikhiga ahayd ee Leicester City gacanta ugu dhigtay Premier League.


 

Macalimiinta kale ee lasoo xulay ayaa kala ah Fernando Santos oo xulka Portugal u suura geliyay hanashada koobka Euro 2016 , Didier Deschamps, Chris Coleman, Lars Lagerback, Michael O’Neill, Zinedine Zidane, Unai Emery, Laurent Blanc, Pep Guardiola, Jurgen Klopp, Luis Enrique, Tata Martino, Mauricio Pochettino, Diego Simeone, Ignacio Ambriz, Juan Antonio Pizzi, Reinaldo Rueda iyo Rui Vitoria.


 

Guddi ay FIFA u xilsaartay ayaa u cudeyn doona macalimiintan iyagoo kasoo reebi doona ka hor busha January oo ay xaflada ka dhici doonto magaalada Zurich halkaas oo lagu dhawaaqi doona macalinka sanadka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip