Xavi: 'Louis van Gaal ayaa iga Caawiyey in aan Horumar Sameeyo'

0
Wednesday September 16, 2015 - 08:56:41 in Wararka by Kubad Bile
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xavi: 'Louis van Gaal ayaa iga Caawiyey in aan Horumar Sameeyo'

    (Kubadbile) Laacibkii hore ee Barcelona Booska dhexe uga ciyaari jiray Xavi ayaa Carrab baabay in kooxda Man Utd Ninka Hoggaamiya ee Louis van Gaal uu ku hagay in uu Camp Nou ka noqdo hoggaan aan wax loo dhigo la arag.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Kubadbile) Laacibkii hore ee Barcelona Booska dhexe uga ciyaari jiray Xavi ayaa Carrab baabay in kooxda Man Utd Ninka Hoggaamiya ee Louis van Gaal uu ku hagay in uu Camp Nou ka noqdo hoggaan aan wax loo dhigo la arag.





Xagaagan ayuu ka tegay Kooxda Dalka Spain ee Barcelona waxaana uu kuBiiray Kooxda Al Sadd ee dalka Qatar, wuxuuna jeclaan lahaa in uu Mar kale la shaqeeyo Van Gaal.


Macallinka Manchester United ayaa is siiyay waqtiga aan heerkan kugaaray, Xiddiggan oo 35-jir ah ayaa Rumeysan, wuxuu kasoo saaray Da’yarta Kooxda kuna daray Safka waaweyn ee laga baqo.


"Waligeyba inta aan Noolahay ma ilaawi doono Abaalkiisa, Laakiin waa


dhanka fiicane maaha kan xun," Xavi ayaa u sheegay Marca. "wuxuu ahaa mid Wanaagsan.


"Maalin uun waxaan ahaan doonaa mid Xasuustiisa la wadaaga Ninkan anigoo aan wax badan ogeyn ayuu isku deyay in uu iga horgeeyo ZinedineZidane. Waana waxa saxda ah ee Tababare Sax ah laga doonayo.


Van Gaal ayaa ku guuleystay Laba mar Koobka La Liga, Copa del Rey iyo
UEFA Super Cup intii lagu jiray Waayihiisii Barcelona.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip