Wali isla hadal Makugu dhacay ….!!! Xidig ka tirsan Real madriid oo isla hadal inta uu ku dhacay Yiri waanba isaga tagayaa Kooxda camaaliqada ah Sababta ogow …

0
Saturday November 05, 2016 - 00:11:05 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wali isla hadal Makugu dhacay ….!!! Xidig ka tirsan Real madriid oo isla hadal inta uu ku dhacay Yiri waanba isaga tagayaa Kooxda camaaliqada ah Sababta ogow …

    Sabti- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Madrid




ayaa Sababaha Soo SocdaUga tagaya Kooxdiisa ….!!!


Laacibka Garabka uga cayaara kooxda Real Madrid ee u dhashay Dalka Colombia James Rodriguez ayaa sheegay in uu geeddi ka yahay Kooxdiisa oo uu muddo waaya wacan la qaatay.


James oo Real uga soo biiray Kooxda Dalka Fransiiska ka dhisan ee la yiraahdo Monaco sanadkii 2014 ayaa lagu soo qaatay lacag dhan 80 Milyan oo euro ,inkastoo illaa imminka Naadiga Boqortooyada Kaalintii uu uga fadhiyay uusan u soo bandhig.



Waa dhab in waqti wacan uu la qaatay kooxda uu leeyliyo macalinka reer France ee Zidane laakiin xaqiiqdu waxa ay tahay in uusan ku qanac saneeyn sii joogista Real Madrid.


Rodriguez ayaa is cuqdadeeyay isuna sheegay in uusan laacib Muhiim ah u ahayn Kooxda camaaliqada ah ee laacib walba uu ku riyoodo in uu ka bar bar ciyaaro ee Real Madrid.


Waxa uu sheegay in looga hiiliyay laacibiinta kala ah Isco iyo Ascencio oo iyaga waqti badan la siiyay ,laakin waxa uu sheegay isaga in uu jeclaan lahaa in uu sii horumariyo xirfaddiisa.


Haddii ay sidaasi xaaladada u sii socoto waxa uu sheegay in uu boorsadiisa ka laalaaban doono Real Madrid sidaasina Suuqa kala iibsiga U tagi Doonno




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip