Warbixin:CR7 Oo aan Natiijo Fiican Ka Heeysan Xulalka Waaweeyn Ee Caalamka

0
Sunday November 13, 2016 - 10:33:24 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 689
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin:CR7 Oo aan Natiijo Fiican Ka Heeysan Xulalka Waaweeyn Ee Caalamka

    Axad- Portugal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Portugal


 



Cristiano Ronaldo ayaa 22 kulan la ciyaaray xulalka awoodda badan adduunka waxa uu ka dhaliyay kaliya hal gool.


 

Cristiano Ronaldo ayaala sheegay in aanuku wanaagsanayn in uugoolal badan kadhaliyo dalalka caalamkaugu quwada weynsida England,Germany, Spanish, Brazil, Italia Iyo France waxaana sidookale jiro dalal kaleoo aad u waaweyn oo uusan Ronaldo gool ka dhalin.


 

Waxaan halkaan hooseku soo qaadan doonaanliiska kulamada Ronaldo uuka hor yimid intajeer ay tahaydalalka waaweyn.

 

Germany 4

Spain 4

England 3

France 4

Brazil 3

Italy 2

Argentina 2

 

Guud ahaan Cr7 ayaaka hor yimiddalalka waaweyn 22 kulan waxaanauu ka dhaliyayhal gool oo qura.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip