Daadir Amiin Cali Raage Oo 19-Ciyaartooy Ku Garaacay Codeynta Laacibka Bisha November Ee Baraha Bulshada.

0
Saturday December 17, 2016 - 11:39:28 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daadir Amiin Cali Raage Oo 19-Ciyaartooy Ku Garaacay Codeynta Laacibka Bisha November Ee Baraha Bulshada.

    17-11-2016 Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

17-11-2016 Muqdisho

Daadir Amiin Cali Raage oo ka tirsan kooxda Banaadir SC iyo xulka qaranka dalkeea Soomaliya ayaa ku guleystay Taariikhda markii ugu horeesay codeynta laacibka Bisha November ee Horyaalka Soomaliya waxaana codeyntaas lagu qiimiyay baraha social Media gaar ahaan Facebook-ga.
Codeynta waxaa sameeyay majalada sida weyn ugu hadasha arimaha isboortiga dalka ee ah Qalinle Sports.




Hlkaan Ka EEG Natiijada 20- Ciyaartooy ee Bisha November

1.Daadir Amiin Cali Banaadir SC-(40%)

2.Maxamed Nuur Cabdi (Shaarkey)-Jeenyo-(30%)

3.C/Nasir Cumar Maxamed (Gurxan)-Waxool-(30%)

4.C/Shakuur Maxamed Maxamuud (Aala)-Elman-(28%)

5.Daa’uud C/llahi Tubaal-Jeenyo-(18%)

6.C/Casiis Maxamed Cali (Catoosh)-Dekedda-(12%)

7.Mahad Muxyidiin Xaaji-(Mahad Yare)-Heegan-(12%)

8.C/qaadir C/Raxman Daandii-Jeenyo-(6%)

9.Mahad Maxamed Mahad-(Saha)-Heegan-(5%)

10.Maxamed Xasan Cali (Shiine Afgooye)-Elman-(5%)

11.Bile Muxydiin Buraale-Dekedda-(4%)

12.Cabaas Amiin Maxamed-Dekedda-(4%)

13.Zakariye Maxamed Koofi-Muqdisho United-(4%)

14.Mustapha Maxwell-Banaadir SC-(4%)

15.Marcelo Odhiambo-Banaadir SC-(3%)

16.Olivier-Ogbonnaya Sunday-Gadiidka-(3%)

17.Nuune Haashim Axmed-Horseed-(2%)

18.Edmond Owako-Horseed-(1%)

19.Xasan C/llahi Sheikh-Bariga Dhexe-(1%)

20.C/Risaaq Abuukar Rooble-Heegan-(0%)

Xigasho:-Maxamed Xuseen Qalinle



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip