Yaasiin:-Maanta Oo Kale Ayaan Ku Soo Biiray Heegan,Xili Aan Kula Guleystay Horyaalka Soomaliya Iyo koobab Kale.

0
Monday December 19, 2016 - 11:41:44 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaasiin:-Maanta Oo Kale Ayaan Ku Soo Biiray Heegan,Xili Aan Kula Guleystay Horyaalka Soomaliya Iyo koobab Kale.

    19-11-2016 Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

19-11-2016 Muqdisho


Laacibka heerka caalami dalkeena Soomaliya iyo naadiga booliska Soomaliyeed ee Heegan Yaasiin Yuusuf Cabdulle ayaa maanta oo kale 19-December 2014 ku soo biiray kooxda Heegan.


21-jirkan ayaa kooxda Heegan la qaatay waqti wacan isagoo kula guleystay Horyaalka Soomaliya kol ciyaareedka 2014-205,xili kooxdiisa labo sano uu la imaaday Finaalaha Tartanka Janeraal daa’uud,xili kooxdiisa laga qaaday Xidigaan ayaa Heegan kaga soo biiray naadiga Muqdisho Uinted,xili uu kooxdiisa hore ee Muqdisho Uinted u dhaliyay 5-gool.



"waa ku farax sanahay in aan ku soo biiro naadiga Heegan oo aan ku hami jiray ka hor inta aan ku soo biirin waxa aan la qaatay waqti wacan heegan mana hilmaami doono waayaha aan Heegan ku qaadanayo xili ciyaareedkii ugu horeeyay aan heegan soo caga dhigtay waxa aan la qaaday Horyaalka Soomaliya 2014-2015,xili aan kooxda kula guleystay 5-koob oo munaasabado ah mana hilmaami doono xagaagaas waxa uu ahaa kii ugu fiicnaa ee i soo maray xirfayda Kubbadda cagta.


Gadaamow waa macalinkii igu soo dhaweyay naadiga heegan maanta oo kale isagan waan u Mahad celinayaa waqtiga wacan aan ku qaadanayno kooxda booliska dalka,isagoo sidoo kale ii suura geliyay in aan noqdo laacib buux shaqadiisna kasoo baxa”runtii waan u Mahad celinaa Maamulka,shaaqaalaha,ciyaartooyda iyo taageeryaasha heegan sidaas ayuu u sheegay majalada Qalinle Sport.


Si kastaba heegan ayaa isku diyaarinaysa tartamada kala duwan ee xagaaga 2016-2017,xili kooxda heegan 2-kulan ay horyaalka ciyaartay kulana laga badiyay kulan barabro ay gashay,kulankii kowaad waxa ay guul daro kala kulantay elman kulan ku dhamaaday 2-0,halka kulankii labaad ay barbaro 1-1 la gashay Jeenyo ciyaar dhax martay 24-11-2016.

 

Xigasho:-Maxamed Xuseen Qalinle


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip