Pepe oo dalab ka helay horyaalka Shiinaha

0
Monday December 26, 2016 - 12:01:38 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Pepe oo dalab ka helay horyaalka Shiinaha

    Isniin--Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin--Madrid

Daafaca Real Madrid Pepe ayaa shaaca laga qaaday in uu dalabaad xooggan ka helayo horyaalka qarashka badan gelaya ee Chinese Super League, sida ay warisay Marca.


Laacibka dalka Portugal ayuu dhammaad ku dhowyahay qandaraaska uu ku joogo Santiago Bernabeu, xilli warar sheegayaan in kooxdiisu ay dooneyso in ay heshiiska u badiso.


Balse kooxo badan oo horyaalka Shiinaha ah ayaa doonaya laacibkan, waxaana difaacan iibkiisa iyo Mushaarkiisuba noqon doonaan kuwo waalli ah.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip