RASMI: Tevez oo ku biiray Shanghai Shenhua noqdayna ninka dunida ugu mushaarka badan Kubbadda cagta

0
Thursday December 29, 2016 - 14:48:05 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Tevez oo ku biiray Shanghai Shenhua noqdayna ninka dunida ugu mushaarka badan Kubbadda cagta

    Khamiis--Buenos Aires

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis--Buenos Aires

Carlos Tevez ayaa dhammeystiray ku biiristiisa Shanghai Shenhua isagoo ka yimid Boca Juniors, wuxuuna heshiiskan ka dhigayaa ninka Kubbadda cagta ugu mushaarka badan.


Tevez, Waa 32, sano jir wuxuu aaday Chinese Super League (CSL), ku biiristiisa horyaalkaas maanta oo Khamiis ah ayaa la xaqiijiyay.


Laacibka dalka Argentine ayaa qaadan doona Toddobaadkiiba £615,000, celceliska mushaarkiisa waqtiga uu heshiiska saxiixayna waa £32 milyan sanadkiiba.


Qoraal kasoo baxay, Boca ayaa loogu rajeeyay Tevez – oo sanadkii hore 2 koob u qaaday kooxda in uu horumar weyn ka sameeyo horyaalka cusub.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip