Sawirro: Jamaahiirta Chelsea Oo Aad Usoo Dhaweysay Laacibkoodii Hore ee Petr Cech, Maxay kusoo dhaweeyeen?

0
Monday September 21, 2015 - 14:59:08 in Wararka by Kubad Bile
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Jamaahiirta Chelsea Oo Aad Usoo Dhaweysay Laacibkoodii Hore ee Petr Cech, Maxay kusoo dhaweeyeen?

    (Kubadbile) Jamaahiirta kooxda Chelsea ayaa lagu amaanay sida ay ula dhaqmeen halyaygoodii hore , iyagoo markoodii ugu horeesay ku soo dhaweeyay garoonka "Stamford Bridge" kadib markii uu goolhayaha 1-aad ka ahaa garoonka dhowr iyo tobanki

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Kubadbile) Jamaahiirta kooxda Chelsea ayaa lagu amaanay sida ay ula dhaqmeen halyaygoodii hore , iyagoo markoodii ugu horeesay ku soo dhaweeyay garoonka "Stamford Bridge" kadib markii uu goolhayaha 1-aad ka ahaa garoonka dhowr iyo tobankii sanno ee lasoo dhaafay .


Waxay soo bandhigeen sawirkii laacibka oo ay ku qornaayeen "Haddii Petr Cech uu faraxsan yahay anaguna waan farax sanahay", ciyaarta ka hor markii uu laacibku garoonka soo galay aadbaa loogu sacab tumay , iyadoo loo muujinayo ixtiraam iyo qadarin u qalanta laacibka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip