Ronaldo wuxuu ahaa sida laacib 12-aad oo garoonka ku jira Euro 2016 final sida uu qabo macallin Santos

0
Monday January 09, 2017 - 11:51:59 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo wuxuu ahaa sida laacib 12-aad oo garoonka ku jira Euro 2016 final sida uu qabo macallin Santos

    Isniin--Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin--Madrid

Portugal macallinkooda Fernando Santos ayaa ammaan u jeediyay Cristiano Ronaldo keddib markii uu metelay sida uu yiri in uu yahay laacibka 12-aad ee ciyaarta ugu jiray qaranka Portugal intii lagu jiray guushii ay Euro 2016 final ka gareen Qaranka Faransiiska.


Ronaldo ayaa iisoo laabtay keddib 25 oo uu dhaawac jilibka ah garoonka uga baxay, balse kooxdeenii ayaa France ku garaacday 1-0 keddib waqtiga dheeriga ah.


Real Madrid xiddiggeeda, ayaa soo hareer istaagay macallinka, wuxuuna xataa kaalin fiican ku lahaa imaatinka Eder oo goolka uu dhaliyay uu koobkii u gacan geliyay xulka Seleção.



Santos ayaa ammaan u jeediyay Ronaldo wuxuuna ku ammaanay habkiisa caawinta Portugal in ay hanato koobkeedii ugu horreeyay ee Caalami ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip