Ronaldo Oo Noqday Laacibka Ugu Labiska Qurxoon Xafladaha Abaalmarinnada Lagu Bixiyo+Sawirro

0
Wednesday January 11, 2017 - 21:09:39 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo Oo Noqday Laacibka Ugu Labiska Qurxoon Xafladaha Abaalmarinnada Lagu Bixiyo+Sawirro

    Arbaco Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco Madrid



 

Laacibka dalka Portugal iyo naadiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa noqday laacibka ugu labiska qurxoon xafladaha abaal marinada lagu doonsiiyo sanad walba.


Wiilka jooga dheer ayaa dhawaan ku guleystay laacibka ugu wanaagsan dunida,xili xaflada uu kusoo bandhigay dhar aad u soo jiitay indhaha caalamka.


Majaalda kasoo baxda dalka spian ee "Marcaā€¯ oo inta badan u xaglisa naadiga Real Madrid ayaa soo bandhigtay barnaamij ay ka diyaarisay laacibka Real Madrid iyo xulka Portugal kaaso oo ah in Ronaldo oo si weyn iskugu diyaariyo xagga labiska ama stylka ka hor inta uusan ka qeyb galin xafladaha waa weyn caalamka iyo xafladaha isaga lagu abaal mariyo,balse Ronaldo ayaa ka labisan qurxoon dhamaan ciyaartooyda kale ee qaarada yurub.



Si kastaba Ronaldo ayaa sandkii tagay 2016 waxa u ahaa kii ugu fiicnaa abid taariikhda kubbadda cagta ka dib markii uu ku guleystay Euro 2016,Uefa Champians League,European League, ClubFifa World Cup , Bollan D'or,Uefa Best Player,Fifa Best player iyo abaal marino kale.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip