Falcao oo lagu iibsanayo €50m!!

0
Monday January 16, 2017 - 13:52:14 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Falcao oo lagu iibsanayo €50m!!

    Isniin--Shanghai

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin--Shanghai

Radamel Falcao ayaa waxaa doonaya kooxo ka dhisan horyaalka China, waxaana kooxda Tianjin Quanjian ay billowday in ay €50 milyan ku dalbato wiilka Monaco ee weerarka ciyaara, sida uu leeyahay Canal+.


Falcao ayaa si wanaagsan u ciyaaraya markii uu dib u hagaajiyay bandhiggiisa Monaco oo safka koobaad ku dartay markii uu sanado fashil ah kusoo qaatay Manchester United iyo Chelsea, xilli uu 12 Ligue 1 goolashiisa ah dhaliyay 14 kulan oo uu ciyaaray.



Tianjin macallinkeeda Fabio Cannavaro ayaa shaaciyay in uu doonayo in horyaalka Chinese Super League uu ku guuleysto, wuxuuna indhaha la raacayaa gooldhaliyaha dalka Colombia.


Cannavaro ayaa horay ula saxiixday boos dhexaadkii dalka Belgium Axel Witsel inta uu furanyahay suuqa hadda lagu jiro, wuxuuna doortay xiddigo waaweyn in ay ku biiraan kooxdiisa sanadkan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip