Marocco oo garaacday Togo iyo Ivory Coast iyo Dr Congo oo ismari wayay

0
Saturday January 21, 2017 - 07:46:22 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marocco oo garaacday Togo iyo Ivory Coast iyo Dr Congo oo ismari wayay

    Sabti- Gabon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Gabon


Xulka Dalka Marcocco ayaa 3-1 kaga adkaatay dhigooda Togo oo ay kulanki labaad ee wareega Group-yada qeybtiisa ku yeesheen garoonka Stade d'Oyem ee magaalada Onyem.


Togo ayaa goolka la hormartay waxaana u dhaliyay Mathieu Dossevi, basle waxaa 3 gool kaga jawaabay Marcocco, waxaana goolasha ukala dhaliyay Aziz Bouhaddouz, Romain Saiss iyo Youssef En-Nesyri.


Dhanka kale dalalka Ivory Coast oo tartanka daafacaneysa iyo Dr Congo ayaa barbaro 2-2 isla dhaafi waayay, DR Congo, ayaa hoganka laba jer la waregtay waxaase Ivory Coast usoo bareejeeyay Wilfried Bony iyo Serey Die.



Group C waxaa 4 dhibcooc ku hogaaminaya DR Congo, waxaana kusoo xiga Marocco oo 3 dhibcoo, Ivory Caasyt 2 dhibcood Togo 1 dhibic.


Kulamada ugu dambeeyay Group C aya la ciyaari doona 24 bishan January waxayna dalalka isaga hor imaan doonaan Morocco vs Ivory Coast Togo vs DR Congo .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip