Kulamada koobka Afrika iyo kuwa Yurub ee dhacaya iyo waqtiyada la daawan doono

0
Saturday January 21, 2017 - 08:29:58 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulamada koobka Afrika iyo kuwa Yurub ee dhacaya iyo waqtiyada la daawan doono

    Sabti--Dunida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti--Dunida

Xulalka Ghana iyo Mali ayaa is arkaya, xilli Ghana ay guul kusoo billaabatay ciyaaraheeda guruubkan, waxaa sidoo kale Masar ay la ciyaari doontaa kooxda Uganda oo kulankii hore Khasaare ku billaabatay koobkan Afrika.


Senegal ayaa ah xulka xaqiijiyay in uu dhibcihii ugu badnaa uga soo gudbay wareegga Guruubyada markii uu la yimid 6 dhibcood Labadii kulan ee uu ciyaaray wuxuu sidoo kale yahay xulka goolasha ugu badan dhaliyay isagoo leh 4 gool xilli aan wax gool ah laga dhalin.



Horyaallada 5-ta ah ee ugu waaweyn Yurub ayaa sidoo kale Galabta ilaa caawa ciyaaro ka jirana, haddaba sidan ayaa la isu arkayaa saacadda dhammaan kulamada ku hor qoran waa xilliga Soomaaliya laga daawan doono kulamadaas.


Africa Cup of Nations - Group D 

07:00 Ghana? - ? Mali

10:00 Egypt? - ? Uganda


England - Premier League

03:30 Liverpool ? - ? Swansea City

06:00 AFC Bournemouth ? - ? Watford

06:00 Crystal Palace ? - ? Everton

06:00 Middlesbrough ? - ? West Ham United

06:00 Stoke City ? - ? Manchester United

06:00 West Bromwich Albion ? - ? Sunderland

08:30 Manchester City ? - ? Tottenham Hotspur


Italy - Serie A 

08:00 ChievoVerona ? - ? Fiorentina

10:45 AC Milan ? - ? SSC Napoli


Spain - LaLiga Santander 

03:00 Espanyol ? - ? Granada

06:15 Real Madrid ? - ? Malaga

08:30 Alaves ? - ? Leganes

10:45 Villarreal ? - ? Valencia


Germany - Bundesliga 

05:30 Augsburg ? - ? Hoffenheim

05:30 Darmstadt ? - ? Borussia Moenchengladbach

05:30 Schalke 04 ? - ? Ingolstadt

05:30 Werder Bremen ? - ? Borussia Dortmund

05:30 Wolfsburg ? - ? Hamburger SV

08:30 RasenBallsport Leipzig ? - ? Eintracht Frankfurt


France - Ligue 1

07:00 Nantes ? - ? Paris Saint Germain

10:00 Bordeaux ? - ? Toulouse

10:00 Caen ? - ? Nancy

10:00 Dijon ? - ? Lille

10:00 Guingamp ? - ? Rennes

10:00 Metz ? - ? Montpellier




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip