Algeria haba loo saadaaliyo hanashada koobka, waxay ka hartay African Cup of nations, halka Tunisia ay soo gudubtay

0
Tuesday January 24, 2017 - 08:24:44 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Algeria haba loo saadaaliyo hanashada koobka, waxay ka hartay African Cup of nations, halka Tunisia ay soo gudubtay

    Talaado--Libreville

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado--Libreville

Xulalka Senegal iyo Tunisia ayaa kasoo gudbay guruubka B ee koobka Afrika, keddib Tunisia oo 4-2 uga adkaatay Zimbabwe iyo Senegal oo garab dhac 2-2 ah ku celisay kooxda qaranka Algeria.


Algeria oo sanadkan ka mid aheyd xulalka loo saadaalinayay hanashada koobka ka dhacaya Gabon ayaa ka hartay Tartanka, waxayna taasi muujineysaa in Awoodda sanadkan ugu badan ee koobka uu leeyahay xulka Senegal.

Algeria supporters light flares.


Senegal ayaa 1 garab dhac gashay laba kulana adkaatay sidaas waxay ku heshay 7 dhibcood 3dii kulan ee ay koobkan ciyaartay, halka kooxda Tunisia ay iyaduna 2 kulan badisay marna laga badiyay 3deedii kulan, taasoo ka dhigan in ay heshay 6 dhibcood oo ay kaalinta labaad uga soo baxday guruubkeeda.

Senegal’s goalkeeper Khadim N’Diaye concedes the second goal.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip