Horudhaca Burkina Faso vs Tunisia wareega Siddeeda Afcon 2017

0
Friday January 27, 2017 - 12:10:12 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horudhaca Burkina Faso vs Tunisia wareega Siddeeda Afcon 2017

    Jimco- Gabon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Gabon



Burkina Faso iyo Tunisia ayaa caawa ku kulmi doona wareega sideeda koobka qaramadda qaaradda Afrika, Afcon 2017 kaasoo Gabon ka soconaya.


Burkina Faso ayaa wareega Group-ka 5 dhibcood kaalinta koowaad uga soo gudubtay si ay usoo gaaraan wareega Siddeeda markoodi sadexaad s11 jeer oo ay tartankan kasooa qeyb galeen, waxaana uga horeeyay sanadihi 1998 & 2013.


Tunisia ayaa 6 dhibcood keensatay 3 kulan oo Group-ka iyagoo sio tiigsaday warega siddeeda marki 5-aad taariikhda, waxyna tartanka ku guuleysteen 2004, basle waxay ku ku hungoobeen 6 tartan ee u dambeeyay in ay soo gaaraan wareegan.



 

Labada dal ayaa tartanka ku kulmaya markii sadexad 9 sano ee lasoo dhaafay , sidoo kale waay ku kulmeen isreebreebka koobka Adduunki 2010, waxaana 2-1 labada lug ku adkaaday Burkina Faso.


Sidoo kale waxay labda dal ku kulmeen wareega sidddeeda koobkan 1998 oo Burkina Faso lagu qabtay waxaan rigoorayaal ku adkaatay Burkina Faso.


Garoonka : Stade de l'Amitie, Libreville

Kulanka ayaa soo geli doona 7:00 Fiidnimo

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip