Robert Lewandowksi Oo Ku Guleystay Laacibka Sanadka 2016 Ee Dalkiisa Hooyo.

0
Tuesday February 07, 2017 - 07:57:32 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Robert Lewandowksi Oo Ku Guleystay Laacibka Sanadka 2016 Ee Dalkiisa Hooyo.

    07-02-2017-Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

07-02-2017-Muqdisho


Laacibka kooxda Bayern Munich iyo xulka Poland Robert Lewandowksi ayaa loo magacaabay abaalmarinta sanadkii dhamaaday 2016 ee dalkiisa hooyo.

Robert Lewandowksi ayaa abaal-marinta ku guleystay markiisii lixaad oo xariir ah.


Lewandowksi ayaa Bayern Munich kula guuleystay Horyaalka Bundesliga, German Cup iyo German Supercup, halka xulkiisa Poland ay soo gaareyn wareegga 16-ka ee koobka qaramada Yurub ee EURO 2016.




Si kastaba 28-sano jirkaan ayaa 47 gool u ansixiyay xulka dalkiisa Poland, wuxuuna abaal marintaan horay u qaaday 2011,2012,2013,2014,2015,2016.

M.Qalinle


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip