£26 Milyan ayuu Mushaar u qaatay, 10-kulan ayuu ciyaaray 1-sano, wax gool ahna kama uusan dhalin horyaalka Shiinaha, waa laacib caan ah!!!

0
Tuesday February 14, 2017 - 10:11:11 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 1507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    £26 Milyan ayuu Mushaar u qaatay, 10-kulan ayuu ciyaaray 1-sano, wax gool ahna kama uusan dhalin horyaalka Shiinaha, waa laacib caan ah!!!

    Talaado--Beijing

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado--Beijing

Ezequiel Lavezzi oo loo yaqaanay laacib saameyn badan oo kubbadda cagta ah una dhashay Argentina wuxuu ka mid noqday xiddigaha ugu liita waqtigan kubbadda cagta Shiinaha.


Hebei China Fortune, oo qaadatay saxiixa laacibka Argentine ayaa u dabbaal degay sanad guurada koobaad eek u biiristiisii horyaalka Chinese Super League.


Lavezzi ayaa ka mid ahaa magacyadii ugu waaweynaa ee Asia tan iyo 2016, isagoo ka tegay Paris Saint-Germain kuna biiray Quinhuangdao oo ku qaadatay qiimo dhan £5 milyan.



Hebei ayaan qiimihii ay siisay laacibkan ka shallayneysa.


Xiddiggaan oo 31-jir ah ayaa u dhaqaaqay March 3-deedii sanadkii hore, balse uma aysan suuragelin in uu ciyaar fiican soo bandhigo dhaawac garabka kasoo gaaray ciyaarihii Copa America awgeed.


Argentine wiilkeeda ayaa ciyaaray 10 kulan ciyaaraha kooxda Hebei sanadkii 2016, isagoo ku fashilmay in uu wax gool ah dhaliyo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip