Jeenyo oo guushii ugu horeysay horyaalka gaartay iyo Banaadir wali wadata Rikoordhkeeda

0
Friday February 17, 2017 - 23:30:38 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jeenyo oo guushii ugu horeysay horyaalka gaartay iyo Banaadir wali wadata Rikoordhkeeda

    Jimco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Muqdisho



Kooxaha kubadda cagta Jeenyo iyo Banaadir Sport Club ayaa guul kagaaray kulamadii ay maanta ka ciyaareen horyaalka kubaddac agtad alka 2016-17.


Kooxda Jeenyo ayaa garoonka Banaadir ku qaabsihay kooxda Ciidanka xoogga dalka Horseed, waxayna labada koox oo si weyn u loolamaan soo bandhigeen ciyaar wanaagsan.


Jeenyo ayaa goolka guusha ka heshay Kabtanka kooxda Maxamuud C/nuur Meyman kaasoo goolka dhaliyay qeybtii hore ee ciyaarta.



Meyman oo dhaawac kasoo laabtay ayaa kooxdiisa Jeenyo u horseeday guushi ugu horeysay oo ay horyaalka ka gaaran waxayna jeenyo leedahay 6 dhibcood.


Dhanka kooxda lakari la'yahay ee Banaadir SC ayaa 3-0 kaga adkaatay kooxda Waxool oo ayt ciyaar xiiso leh ku yeesheen garoonka Jaamacadaha.


Banaadir sc ayaa horyaalka ku hogaamineysa 10 dhibcood ,waxaana kusoo xiga Elman , Jeenyo iyo Dekedda oo min 6 dhibcood leh waloow Elman uu kulan baaqi u yahay.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip