Juan Mata oo door kulahaa sababihii Garsoore Mark Clattenburg uu horyaalka Ingiriiska isaga dhaqaaqay

0
Saturday February 18, 2017 - 17:41:43 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 3218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juan Mata oo door kulahaa sababihii Garsoore Mark Clattenburg uu horyaalka Ingiriiska isaga dhaqaaqay

    Sabti- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Manchester



Xidiga khadka dhaxe ee Manchester United Juan Mata ayaa qeyb ka ciyaaray Mark Clattenburg inuu go'aansado in uu soo gabagabeeyo waqtigiisa garsoorenimo ee Premier League, Arinta waxaa qeyb weyn ku luglahaa Juan Mata, Sida uu sheegay taliyaha garsoorayaashii hore 'Heith Hackett.


41-sano jirkaan ayaa si layaab leh u dhex-dhaxaadiyay fiinaalada Euro 2016, FA Cup ka iyo Finalka Champions League, isagoo si layaab leh isbuucaan loogu dhawaaqay inuu u dhaqaaqi doono Saudi Arabia.



Heckett ayaa sheegay in Clattenburg uu ka niyad jabay taageera la'aanta uu kala kulmay saraakiisha waaxxda garsoorka Ingiriiska, gaar ahaan falkii dhacay 2012 markii ay Chelsea garsoorahan ku edeysay inuu fal cunsurinimo kula kacay Juan Mata iyo saaxibkiis John Obi Mikel.

Image result for Juan Mata and Mark Clattenburg

"Waa war u xun garsoorayaasha ingiriiska, Premier League wuxuu lumiyay garsooraha ugu wanaagsan caalamka, Waa dhabar jab weyn," Ayuu usheegay Daily Star.


"Waxaan qabaa inuu hoos u dhacay maamulka. "Waxaa jirtay dhacdooyin markii PGMOL aysan taageerin ama go'aanada marka loo baahanyahay, Mark wuu dareemay kadib dhacdadii Mata in halqofna uusan taageereen isaga, Wuxuu tagay sare iyo isagoo qalalan"

 W/ D: Owzebiyo





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip