Sawirro: Philippe Coutinho oo loo magacaabay laacibka ugu wanaagsan Brazil xiddigaheeda ka xamaasha Yurub

0
Friday February 24, 2017 - 07:32:00 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Philippe Coutinho oo loo magacaabay laacibka ugu wanaagsan Brazil xiddigaheeda ka xamaasha Yurub

    Jimco--Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco--Liverpool

Laacibka kooxda Reds ee kubbad qaabeeyaha ah ayaa ku guuleystay Samba Gold award bishii December waxaana lasoo bandhigay isaga oo qaadanaya Abaalmarintiisa.


Liverpool Laacibkeeda Philippe Coutinho ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay hanashada abaalmarinta laacibka dalkiisa ugu fiican ee ka ciyaara qaaradda Yurub.


Waxaa laacibkan loo doortay laacibkii ugu fiicnaa 2016, Coutinho ayaa dhaliyay 18 gool naadiga iyo xulkiisa, wuxuuna ku biiray magacyadii waaweynaa sida Kaka, Thiago Silva iyo Neymar oo horay abaalmarintan u qaatay.



"Waxay la macno tahay wax badan. Aad ayaan ugu faraxsanahay abaalmarintan dad badan oo iga caansan ayaa horay u hantay. Anigoo nin yar ah waxay ii aheyd hanashadeedu muhiim aadbaan ugu faraxsanahay abaalmarintan,” waxaa yiri 24-jirkan.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip