Horyaalka ugu Qarash garenta Badnaa Suuqa kala Iibsiga ciyaartoyda oo kulankiisii Furitaanka Taageero la'aani ka dhacday!!!

0
Saturday March 04, 2017 - 13:33:06 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 790
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horyaalka ugu Qarash garenta Badnaa Suuqa kala Iibsiga ciyaartoyda oo kulankiisii Furitaanka Taageero la'aani ka dhacday!!!

    Sabti--Beijing

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti--Beijing

Xili ciyaareedka cusub ee horyaalka Chinese Super League ayaa billowday xili ay kooxaha horyaalkas ciyaaraya ay suuqa ku qarash gareyeen £325m lacag gaareysa, balse sheekada xiisaha laheyd ayaa aheyd in ciyaartii furitaanka ayaa noqotay mid aysan usoo daawasho tegin wax taagerayaal ah iyadoo garoonka lagu ciyaaray kulankas uu qaado 52,888 oo taagere.


Ciyaarta furitaanka xagaaga cusub ee horyaalka China waxa daah furay kooxaha Guizhou Zhicheng iyo Lianoning, waxayse ciyaareen kulan aan taageero laheyn oo garoon cidlo ah ka dhacay.


Horyaalka China ayaa dhowaan waxa ku biiray xidigo magac weyn ku leh kubbadda cagta waxaan kamid ah Tavez, Oscar, Ighalo iyo Witsel.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip