Man United oo u safartay Ruushka Xilli Xiddigo muhiim ah safarka laga reebay +Sawirro

0
Wednesday March 08, 2017 - 02:13:14 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 627
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United oo u safartay Ruushka Xilli Xiddigo muhiim ah safarka laga reebay +Sawirro

    Arbaco- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Manchester




Kooxda Manchester United ayaa u duushay magaalada Koofurta galbeed ee dalak Ruushak ku taal oo ay kula ciyaari doonto kooxda Rostov wareega 16-ka koobka Uefa Europa League.


Kabtanka United ayaa qeyb ka noqon 29ciyaaryahan ee ka duulay garoonka Diyaaradaha Manchester, waxaana lagu sheegay in loo nasiysay kulanka Isniinta ay kooxdiisa la yeelan doonto Chelsea, maadaama Zlatan uu kulankaas ganaax ku seegayo kadib sadex ciyaar ganaax ah uu kala kulmay Xiriirka FA-ga dalka Ingiriiska. kadib markii uu suxul ku dhuftay ciyaaryahan Mings oo Bounemouth u dheela.



Man United ayaa khamiista 9:00 fidiinimo ku ciyaari doonta garoonka 15,000-qaada ee Olimp-2 Stadium, waxaana taageeri doona 400 oo taageerayaasja United kuwaan oo iayana u safray kulanka.


Halkan ka aqriso liiska 20 ciyaaryahan ee safartay.


De Gea, Romero, O'Hara; Valencia, Jones, Rojo, Smalling, Blind, Darmian, Young; Carrick, Herrera, Fellaini, Pogba, Mata, Lingard, Mkhitaryan; Martial, Rashford, Ibrahimovic.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip