Isku Aadka wareega 8-da Uefa oo la sameeyay Man United oo la dheeleysa Anderlecht

0
Friday March 17, 2017 - 15:20:51 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka wareega 8-da Uefa oo la sameeyay Man United oo la dheeleysa Anderlecht

    Jimco- Nyon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Nyon

 

 


Waxaa goor dhaw lasoo saaray isku aadka koobka  warega siddeeda Uefa Europa  League.

 Kooxda uu hogaamiyo Tababare Jose Mourinho ee Man United ayaa  la ciyaari doonta kooxda Anderlecht ee dalka Belgium-ka


Manchester United ayaa ku faaneysa in aysan khasaarin mar dhow oo ay wajahday naadigan Anderlecht – waxaana ka mid aheyd guushii weyneed ee 10-0 ay uga badisay koob ka mid ah kuwa Europe.



Macallinkii taariikhda fiicnaa ee Red Devils, Matt Busby, waxaa kooxda Belgium-ka ah aay cashar foolxun ka baratay European Cup oo billow ahaa September 1956.


Kooxahan ayaa markii u dambeysay is arkay 2000-01 Champions League guruubkiisa- Andy Cole ayaa dhaliyay hat-trick waxayna United ku badisay 5-1 kulankii Old Trafford waxayse khasaare 2-1 ah kula kulantay Belgium-ka.

  

Haddaba halkan ka aqriso  isku aadka oo dhameystiran.


Anderlecht (BEL) vMan. United (ENG)

Celta (ESP) v Genk (BEL)

Ajax (NED) v Schalke (GER)

Lyon (FRA) vBesiktas





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip