Brazil oo dharbaaxday Uruguay iyo Natiijooyinka Is reereebka Koobka Adduunka ee Koofurta Ameerika

0
Friday March 24, 2017 - 10:28:47 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Brazil oo dharbaaxday Uruguay iyo Natiijooyinka Is reereebka Koobka Adduunka ee Koofurta Ameerika

    Jimco--America

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco--America

Xulka kubbadda cagta ee Brazil ayaa dharbaaxo xooggan gaarsiiyay dhiggiisa Uruguay, ciyaar ku dhammaatay 4-1 oo ka dhacday xarunta Uruguay ee Montevideo, Paulinho oo booska dhexe ka ciyaara ayaa dhaliyay goolasha hat-trick ama seddaxleyda loo yaqaanno.


Kulamo kale oo xiiso badan ayaa dhacay, markii Lionel Messi uu xulka Argentina rigoore uu u dhaliyay uga badiyay dhiggiisa Chile, kulan isla Is reereebka Koobka Adduunka ka tirsanaa.



Ciyaaraha Koobka Adduunka ee ka dhacaya Koofuta Ameerika ayaa dhacayay saakay Salaadda Subax.


World Cup - CONMEBOL Qualification March 24

Colombia 1 - 0 Bolivia

Uruguay 1 - 4 Brazil

Paraguay 2 - 1 Ecuador

Argentina 1 - 0 Chile

Venezuela 2 - 2 Peru




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip