Alex Fergusen : gebogebo ayay maraysaa waayahii kooxaha Spain ee tartamada Yurub

0
Saturday March 25, 2017 - 19:22:31 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 818
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alex Fergusen : gebogebo ayay maraysaa waayahii kooxaha Spain ee tartamada Yurub

    Sabti- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Manchester




Macalinkii hore ee kooxda Kubada Cagta Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in ay aad u dhawdahay xiligii ay soo dhamaan lahayd awooda faraha badan ee ay kooxaha yurub ku muquuniyeen Naadiyada dalka Spain ee kala ah Barcelona iyo Real Madrid.


 

Sir Alex Ferguson oo ah Macalin weyn oo Rug Cadaa ah ayaa aaminsan in lasoo gaaray Xiligii ay meesha kabixi lahaayeen Real Madrid iyo Barcelona isaga oo Sababta uu sidaa u yiri ku micneeyey in ay tahay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo ahaa awooda ugu badan kooxahaas oo ka sii baxaya Garoomada isla Markaana da.ahaan weynaaday.



 

Ninaan rug cadaaga ah ayaa intaa u daray in Sanadihii Sagaashameeyadii ay ooxaha yurub haystay awoodii xooga badanayd ee AC Milan isla Maraana lawaayey cid u u babac dhigta sidoo kale Sanadihii 70 yamadii waxaa awood badnaa Ajax kooxaha Englland ayaa 2008 dii iyo wixii kadanbeeyey haysrey yurub intaas oo dhana meesha ayey kabaxeen ayuu yiri Sir Alex Ferguson.


 

W/D Maankiz




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip