Firmino oo la shaaciay inuu segayo kulanka Brazil iyo Paraguay ogoow sababta

0
Tuesday March 28, 2017 - 13:27:59 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Firmino oo la shaaciay inuu segayo kulanka Brazil iyo Paraguay ogoow sababta

    Talaado- Brazil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Brazil




Xiddiga Liverpool ee Firmino ayaa lagu waramayaa in uu seegayo kulanka qarankiisa ay subaxa arbacada la ciyaarayaan Paraguay ee wareegga 14-aad ee is reeb reebka loogu soo baxayo koobka aduunka ee sanadka 2018-da lagu qabanayo Russia.


 

Sida saxafaadda Brazil ku waramyaan laacibka ayaa ka maqnaa tababarkiii isniinta ee qarankiisa ka dib xanuun quumanka ah oo ay u sii dheer tahay qaboow ku dhacay.



 

Haddii ay arintaas dhacdo waxa ay dharbaaxo ku noqoneysaa qaranka Barzil oo ka sheeganaya weeraka bugta ah ee ka maqan.


 

Balse arintaan waxa ay u wacan tahay Liverpool oo kullan adag sabtida la ciyaareysa Everton kaasi oo wareegga 30-aad ee horyaalka Ingiriiska ka tirsan.


 

Firmino ayaa Brazil la saftay kulankii qarankiisa ay 4/1 uga badiyeen Uruguay ee wareegga 13-aad ee is reeb reebkaas.


 

W/D Abdirahman Abduqadir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip