Iceland 9 bilood keddib guushii ay ka gaareen England Euro 2016, dabbaal deggii Ubad ka beermay ayey Isbitaalladu la ciir-ciirayaan

0
Wednesday March 29, 2017 - 10:25:08 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iceland 9 bilood keddib guushii ay ka gaareen England Euro 2016, dabbaal deggii Ubad ka beermay ayey Isbitaalladu la ciir-ciirayaan

    Arbaco--Reykjavik

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco--Reykjavik

Iceland ayaa la warinayaa in rikoor sare oo dhanka dhalashada ah laga diiwaan geliyay Isbitaalaadka dalkaas, markii ay gabdho iyo wiilal, Rag iyo dumar waaweyni u dabbaal degga guushii xulkoodu ka gaaray England tartankii UEFA Euro 2016 isula hoydeen habeenkaas.

Image result for Icelandic pregnant women in hospitals afted England win 9 months ago


Marka loo fiiriyo qiimeyn uu sameeyay wargeyska kasoo baxa dalka Iceland ee Visir kaasoo uu soo xiganayay (The Independent), dalkaas waxaa ku badatay dhalashada—waxaa sidoo kale la arkay dumar badan oo dalbaya daawooyinka xanuunka baabi’iya si ka badan waayihii hore—waxaana dhalashadu ay gaartay meeshii ugu badneyd taariikhda March 25 iyo 26.


Goolal ay dhaliyeen Ragnar Sigurdsson iyo Kolbeinn Sigthorsson ayaa tusay Iceland in ay garaacaan xulka xoogga badan ee Three Lions wuxuuna kulankoodu ku dhammaaday 2-1 xilli laga soo gudbayay wareegga 16-ka waxayna u aheyd xulka dalkaas horumar la taaban karo.


Per football tebiye ka tirsan Juan G. Arango, ayaa soo xigtay Gerard Pique oo dhahaya Barcelona waxaa ka dhici doonta mid taas la mid ah markii Catalan kooxda ka dhisan ay kasoo laabatay 4-0 khasaare ah oo ay kala kulmeen kooxda PSG, markii dambe ayeyna kusoo baxeen 6-5 celcelis ah ciyaartii dambe ee Paris Saint-Germain tartanka UEFA Champions League goor hore oo bishaan ah:


Piqué: "Isbitaallada ku yaalla Barcelona ha u diyaar garoobaan 9 bilood keddib. In carruur badan ay dhashaan, hana diyaarsadaan Kalkaaliyeyaal"


Image result for Icelandic pregnant women in hospitals afted England win 9 months ago

Image result for Icelandic pregnant women in hospitals afted England win 9 months ago

Image result for Icelandic pregnant women in hospitals afted England win 9 months ago


Image result for Icelandic pregnant women in hospitals afted England win 9 months ago

Iceland players celebrate their team's 2-1 win in front of the supporters after the UEFA EURO 2016 round of 16 match between England and Iceland at Allianz Riviera Stadium





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip