Natiijooyinka Brazil oo noqotay xulkii u horreeyay uu usoo gudba koobka Adduunka iyo Argentina oo la garaacay

0
Wednesday March 29, 2017 - 10:55:57 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Natiijooyinka Brazil oo noqotay xulkii u horreeyay uu usoo gudba koobka Adduunka iyo Argentina oo la garaacay

    Arbaco--Dunida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco--Dunida

Xulka kubbadda cagta ee dalka Brazil ayaa xaqiijiyay in uu noqday naadigii ugu horreeyay ee iska xaadiriya dalka Russia oo uu sanadka soo socda ka dhici doono Koobka Adduunka.


Waxaana ay 3-0 ku garaaceen dhiggooda Paraguay, ciyaartaas waxaa bandhig fiican ka sameeyay xiddigaha dhallinta yar ee Neymar iyo Coutinho.


Argentina oo ka qoomameyneysa ganaaxa la saaray kabtankooda Lionel Messi ayaa ku jabtay kulankii ay la qaadatay xulka Bolivia, waxaana lagu garaacay 2-0.



World Cup - CONMEBOL Qualification March 29

Bolivia 2 - 0 Argentina

March 29

Ecuador 0 - 2 Colombia

Chile 3 - 1 Venezuela

Brazil 3 - 0 Paraguay

Peru 2 - 1 Uruguay


World Cup - CONCACAF Qualification:: final stage March 29

Honduras 1 - 1 Costa Rica

Trinidad and Tobago 0 - 1 Mexico

Panama 1 - 1 USA


World Cup - OFC Qualification:: 3rd round: group B March 29

Tahiti 1 - 2 Papua New Guinea




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip