Sawirro: Neymar iyo gacalisadiisa Bruna Marquezine oo lala yaabay, xaflad ay sameysteen markii Brazil ay noqotay xulkii u horreeyay ee usoo gudba koobka Adduunka!!!

0
Thursday March 30, 2017 - 08:04:36 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 1247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Neymar iyo gacalisadiisa Bruna Marquezine oo lala yaabay, xaflad ay sameysteen markii Brazil ay noqotay xulkii u horreeyay ee usoo gudba koobka Adduunka!!!

    Khamiis--Sao Paulo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis--Sao Paulo

Neymar ayaa dhigtay xaflad weyn oo qoob ka cayaar uu kusoo bandhigay, markii Brazil ay noqotay xulkii koobaad ee usoo baxa koobka Adduunka 2018-ka ee dalka Russia.


Barcelona geesigeeda iyo gacalisadiisa Bruna Marquezine ayaa ku dabbaal degay magaalada Sao Paulo, waxaana uu ka mid ahaa xiddigihii dhaliyay goolal ay Brazil 3-0 uga badisay Paraguay.


Lammaanahan ayaa waxay sameysteen xaflad weyn, waxaana ay ka dhigantahay in inta uusan Neymar ku laaban Barca, ay xafladeysanayaan waxaana la jira xubno badan oo isku dal ay yihiin, waxaa la arkayay iyaga oo si fiican u qoob ka ciyaaraya xilli saacado uun laga joogo markii xulkoodu soo gudbay.



Neymar ayaa ka mid ah 4ta laacib ee dunida ugu sarreysa dhanka kubbadda cagta, Bruna waa Atariisho ama Jilaayad aad caan u ah oo dhanka Aflaanta ah.

 


















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip