Sawirro: Didier Drogba Laacibkii 1-aad ee Milkiile Kooxeed noqday kubbadda cagta oo dhan!!!

0
Thursday April 13, 2017 - 13:27:15 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 1523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Didier Drogba Laacibkii 1-aad ee Milkiile Kooxeed noqday kubbadda cagta oo dhan!!!

    Khamiis--Arizona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis--Arizona

DIDIER DROGBA laacibkii u horreeyay ee kubbadda cagta ah ee isaga oo ciyaaraya haddana Milkiile kooxda uu u dheelayo noqda, markii uu iibsaday qeyb weyn oo ka mid ah naadiga uu dhowaan ku biiray ee Phoenix Rising.


Laacibkii hore ee Chelsea ayaa ku biiray kooxda ka dhisan Arizona USA markii uu ku waaniyay Roman Abramovich in uu iibsado qeyb ka mid ah saamiga naadigaas.


Drogba, oo 39-jir ah, ayaa diiday dalabaad uga imaanayay naadiyo ka dhisan Premier League wuxuu sidoo kale iska diiday in uu la shaqeeyo macallin Antonio Conte.



Balse wuxuu goostay in uu ku biiro kooxda Phoenix ee ka dhisan horyaalka MLS, taasoo uu markii dambe iibsaday qeyb ka mid ah saamiyada ugu waaweyn.


Kabtankii hore ee Ivory Coast ayaa ka codsaday tababare Frank Yallop is beddel weyn oo kooxda la geliyo sida uu sheegayo.


Drogba ayaa yiri: "Halkaada kasii wado howsha, halkan waxaan u joogaa ciyaartoynimo. Ha ii ciyaarsiin sida in aan ahay Milkiile oo kale. Ma doonayo in aan awoodaha macallinka farageliyo.


Shaun Wright-Phillips ayaa kula biiray kooxdaas dalka Mareykanka ka dhisan, mar ayeyna ka wada ciyaarayeen Stamford Bridge.


Drogba sought out the advice of Chelsea owner Roman Abramovich before making the move into ownership

Drogba has promised not to interfere with coach Frank Yallop’s tactics or team selection

Drogba was offered a coaching role at Chelsea but wanted to continue playing

The Blues legend scored the equalising header and the penalty when Chelsea won the Champions League in 2012

Drogba won 12 major honours with the Blues, including four Premier League titles

Former Chelsea and England winger Shaun Wright-Phillips has also joined the club

Drogba says he is looking forward to playing with Wright-Phillips again





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip