Sawirro: Brazil Calanhaye Denise Bueno… Gabar dharka ay soo xiratay Lala yaabay oo ciyaartoydiiba Mashquulisay!!!

0
Tuesday April 18, 2017 - 14:44:39 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 1666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Brazil Calanhaye Denise Bueno… Gabar dharka ay soo xiratay Lala yaabay oo ciyaartoydiiba Mashquulisay!!!

    Talaado--Rio

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado--Rio

Neymar keddib, Brazil waxay leedahay dad kale oo wax looga daydo.


Gabadha dharkana xayeysiisa, sidoo kalena ah Calanhayaha Kubbadda cagta ah Denise Bueno ayey ciyaartoyda kulanku la dhaceen, waxaana muuqday caaradda Naasaheeda, marka la fiiriyo funaanad khafiif ah oo ay soo xiratay kulan kubbadda cagta ah oo ay garsooreyaashiisa ka mid aheyd.


Waxay soo xiratay funaanad hoos gashi ah oo aad khafiif u ah, Bueno waxayna ka mid aheyd koox dooneysay in ay wada galaan sawir wadareedka kulanka ka hor.



Labada laacib ee dhinacyada ka kala xiga, ayaan midkoodna awood u yeelan in uu fiiriyo Kaamirada, waayo wuxuu ku mashquulsanaa habka jirkeeda iyo dharka ay xirantahay.

The footballers couldn’t keep their eyes to themselves

Bueno ayaa keddib shaqadeeda u guda gashay iyadoo gacanta laga saaray Calankeeda.


Keddib markii ay xoogaa shaqeyneysay, waxaa ay noqotay mid dhididday cimilada oo kulul darteed, waxaase markaas si caadi ah usoo baxay muuqaalka Jirkeeda intii ay funaanaddu ugu xirneyd, iyadoo goosatay in aysan sida ay tahay waxba ka beddelin.


Sawirrada halkan ka arag.


Denise Bueno worse a skimpy white t-shirt and no bra

Denise Bueno has earned herself a number of new admirers

Denise Bueno takes a break from officiating to take a gulp of water





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip