Hodon oo iska xaadirisay Semi finalka Tartanka kubadda Gacanta Degmooyinka+Sawirro

0
Wednesday April 19, 2017 - 12:14:55 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 348
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hodon oo iska xaadirisay Semi finalka Tartanka kubadda Gacanta Degmooyinka+Sawirro

    Arbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Muqdisho



Wiilasha Kubada Gacanta Degmada Hodon ayaa usoo gudbay wareeega semi finalka tartanka kubada Gacanta degmooyinka.


Waaberi ayaa kulanki saddexaad ee wareega sideeda la yeelatay Howl-Wadaag waxaana kulanka oo ka dhacay garoonka Wiish ay labada degmo ay soo bandhigeen ciyaar wanaagsan.


Hodon ayaa waqtiga ciyaarta loogu talo galay ay ku adkaatay 16-8 .


Hodon ayaa khamiiska Semi finalka waxay sugu doontaa SHibis iyo Cabdicasiiis oo galabta ku ballansan garoonka Wiish.


W/D: Saciid Cali Sebriye




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip