Liverpool xiddig muhiim ah ka dooneysa Man City

0
Wednesday April 19, 2017 - 15:39:22 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverpool xiddig muhiim ah ka dooneysa Man City

    Arbaco- Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Liverpool



Sida maanta ay daabaceen qaar ka mida wargeeysyada ka soo baxa dalka England waxay sheegayaan in goolhaye Joe Hart uu ku dhaw yahay in dhamaadka xili ciyaareedkaan uu heshiis 20m ah ugu biiro naadiga Liverpool.


 

Kooxda lagu naaneyso Granata ee Torino macalinkeeda Zinisa Mihalovic ayaa dhawaan sheegay in Hart uu dalkiisa ku laaban doono isagoona cayuumin in uu qaban doono kooxda Manchester city oo iska leh milkiliyadiisa.

Image result for Joe Hart


 

Kooxda Torino ayaa nasiib ku heshay goolhayaha koowaad ee xulka qaranka dalka England waxayna ka faaideysteen isku dhaca Osama iyo macalinkiisa Pep Guardiola.


 

Hada wargeyska The Sun ayaa saakay daabacay in Golhayaha heerka caaalami uu heshiis 20m ah uu ugu xamaalan doono garoonka Anfield.


W/D: Abdirashiid Qanciye




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip