Safka Rasmiga kulanka Barca iyo Juve oo lagu dhawaaqay , yaa kucusub yaase ka ka maqan ?

0
Wednesday April 19, 2017 - 21:00:34 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safka Rasmiga kulanka Barca iyo Juve oo lagu dhawaaqay , yaa kucusub yaase ka ka maqan ?

    Arbaco- Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Barcelona



Sida ku xusan Taariikhda Champions League majirto koox 3-0 kasoo kabatay waxaa lagu guuldareystay isku day sided jeer ah, waxaa su;aashas ay caawa hortaalaa Barca.


Barca ayaa safkeeda ka badashay laba ciyaaryahan oo kala ah, Jordi Alba oo booska daafaca bidix ka badalaya Jeremy Mathiew , Sergio Besquets isna kusoo laabanayo qadka dhexe isagoo buuxin doona booska uu baneeyay Mascherano.



Juventus ayaa dhankeeda magacaawday saf ki todobaadki hore kusoo bilowday.


Halkan ka aqrsio safka labada koox


Barcelona : Ter Stegen, Roberto, Pique, Umtiti, Alba, Rakitic, Busquets, Iniesta, Neymar, Suarez, Messi.


 

 

Juventus: Buffon, Alves, Bonucci, Chiellini, Sandro, Cuadrado, Khedira, Pjanic, Mandzukic, Dybala, Higuain.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip