Xiriirka kubadda Koleyga Soomaaliya oo Tacsi u diray Reer Nuur Muudeey

0
Wednesday April 19, 2017 - 21:38:35 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiriirka kubadda Koleyga Soomaaliya oo Tacsi u diray Reer Nuur Muudeey

    Arbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Muqdisho


Inaa Lillaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun


Guddiga Fulinta Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga, Macalimiinta, Garsoorayaasha Ciyaartoyda ku mideysan Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga dal iyo dibad waxay tacsi tiiraanyo u dirayaan Reer Nuur Muudeey Gaar ahaan Mulki Nuur Muudeey oo katirsan Guddiga Fulinta XSKK waxayna uga tacsiyeynayaan Geerida Naxdinta leh ee ku timid Eeebe ha u naxariistee Malyuun Nuur Muudeey oo maanta ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.


Waxayna Maxruumadda Eebe uga baryayaan in Naxariiste Janno ka waraabiyo intii ay ka tagtayna Samir iimaan kasiiyo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip