Jose Mourinho muxuu kaga hadlay Shirkii ja'aaid ee maanta.

0
Wednesday April 19, 2017 - 22:39:09 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 490
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho muxuu kaga hadlay Shirkii ja'aaid ee maanta.

    Arbaco--Manchester. Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineenaa shirkii jaraa'id ee Jose Mourinho uu kaga hadlay xaalada kulanka Anderlecht.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco--Manchester. Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineenaa shirkii jaraa'id ee Jose Mourinho uu kaga hadlay xaalada kulanka Anderlecht.

Qodobadii shirkii Jose Mourinho ee galabta.


1:Xaalada Rooney

2:Marital qaabkiisa.

:Mustaqbalka Zlatan

3:Muhimada Sergio Romero.



Xlaada Rooney ayuu ku bilabay hadalkisa.


"Hada wuu shaqeeynaya, waxuuna hormar ka sameeynaya tababarkii [ Galabta ] jawaabta waa Haa waxaan usoo xulan doona beri kursiga keydka.


"Waxuu leeyahay qibrad waxuuna yaqana xaladahan oo kale sidii looga baxo, sidan rajeeynayo waxuu noqon doona mid muhim inuu ah beri.


"Hadaan u baahano gool wuu naga caawin kara,hada u baahano inan natiijada ilaalino wuu naga caawin kara sida lamid ah hadan u baahano inan ciyaarta kontaroolno wuu naga caawin kara."


Sidoo kale Mourinho ayaa ka hadlay dhaawacyada kooxda.


"Majiro wax dhaawac ah oo nooga yimid kulankii Chelsea laakiin majiraan wax soo kabsaday Mata,Smalling iyo Jones."


Waxaa la weydiiyey inuu Sergio Romero yahay goolyahay Europe league.


Mourinho isagoo ka jawaabaya ayuu yiri:


"Maya ma'ahan goolyahe u qaas ah Europe league,laakiin Waa goolyaheyga kulanka beri.majecli inaan sameeyo Kala qeybin laakiin muhimada ayaa ah inuu [ Romero ] ciyaaro kulamada Europea league. Waxaan qabnaa kulamo oo [ David ] ciyaaray.


"Runtii Romero waa mid qibrad Leh waxuna u ciyaara si fiican, waxuu ciyaaray kulankii [ Sunderland ] oo Priemer league ah si fiican ayuu u ciyaaray,waxuu ciyaaray FA Cup iyo League Cup si fiican ayuu u ciyaaray, markastoo ciyaaro si fiican ayuu u ciyaara.


Mourinho ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada Martial.


"Ma u maleeyn karaa inuu yahay ciyaariyahan saameeyn weyn leh ?  Haa, Ma u maleeyn karaa inuu aniga agteeda ku guuleysan karo? Haa, laakiin waa inuu I siiyaa wax yaabaha aan u baahanahay aniga. Rashford markasta waxuu u ciyaara waxaan rabo ayuu sameeya.


"Waxaan wada joogna in kabadan [ 10 ] bil waxaan aqaana ciyaartoyda in kabadan sidii hore, iyagana Waa ineey I yaqanaan in kabadan intii hore."


Mustaqbalka Zlatan Ibrahimović isagoo ka hadlaya ayuu yiri:-


"Waxne kama ogi, xaqiiqatan waxne kama ogi."


Intaas ayaa ugu muhimsanaa shir saxafadeedkii Jose Mourinho.


Waxaa diyaariye Shaafici Daahir. 






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip