Juventus oo soo afjartay Riyadii Barca ee Semi finalka Champions League iyo Monaco oo sagootisay Dortimund +Sawirro

0
Thursday April 20, 2017 - 00:25:26 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus oo soo afjartay Riyadii Barca ee Semi finalka Champions League iyo Monaco oo sagootisay Dortimund +Sawirro

    Khamiisp Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiisp Barcelona




Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa daafataya guushii ay garoonkeeda kaga soo gaartay Barcelona kadib markii ay barbaro 0-0 ku celisay kulan ciyaareed ka dhacay garoonka Camp Nou.


Barcelona oo marti loo ahaa garoonka soo gashay iyadoo dooneysa in ay iska soo magto guuldaradii 3-0 ee looga soo adkaaday luti hore,balse wiilasha MSN ee weerarika uga ciyaaray ayay ku adkaatay in ay kubad dhaafiyaan daafaca dag ee juve iyo goolhayaha waaya araga ee juve.



Kulanka ayaa kusoo idlaaday 0-0 , waxayse Juventus semi dinalka ugu gudubtay 3-0 isugeyn.


Waa marki u horeysay muddo 50 kulan kadib oo Barcelona gool dhalin weyso.



Dhanka kale kooxda Monaco ayaa 3-1 kaga adkaatay kooxda Borussia Dortimund , waxeyna seimi finalka ugu gudubtay 6-3 iskudar.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip