Pique oo weeraray taageerayaasha Real Madrid

0
Thursday April 20, 2017 - 17:47:52 in Wararka by Nasri Ahmed
  • Visits: 651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Pique oo weeraray taageerayaasha Real Madrid

    Khamiis - Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis - Spain


Daafaca kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain Gerard Pique ayaa waqti u qaata inuu ku dhaleeceeyo taageerayaasha kooxda ay xafiltamaan ee Real Madrid kaddib macsalaameyntii tartanka kooxaha Yurub.


Wiilkan sida weyn u muujiya inuu uga soo horjeedo Los Blancos ayaa markaan mareegtiisa Twitter ku dhaliilay hab dhaqanka Jamaahiirya caasimadda kooxda ka dhisan.



Kooxda Barca ayaa barbaro 0-0 ah la dhaafi weysay Juventus oo Camp Nou kusoo booqatay, wadar 3-0 ah oo jabeed ayay uga soo hartay UCl, waana markii labaad oo xiriir ah oo heerkan ay kusoo harto, hayeeshee Pique ayaa la dhacsan taageerayaasha kooxdiisa iyo dhiiranaantoona dhan joog ee kooxda.


Dhaleeceyntan ayaa kusoo aadeysa iyadoo horaanta toddobaadka soo aadan la wada sugayo kulanka dunida loogu daawasho badan yahay ee El Clasico.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip