Milan oo ku soo biirtay loolanka Lukaku balse maxaa tahay sharuuda adag?

0
Friday April 21, 2017 - 08:11:16 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milan oo ku soo biirtay loolanka Lukaku balse maxaa tahay sharuuda adag?

    Jimco----Liverpool Kooxda AC Milan ayaa dooneeyso inay la wareegta Weeraryahanka Everon ee Lukaku.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco----Liverpool Kooxda AC Milan ayaa dooneeyso inay la wareegta Weeraryahanka Everon ee Lukaku.



AC Milan ayaa ku soo biirtay loolanka loogu jiro Romelu Lukaku sida ay Webka ,via TalkSport  ee dalka Talyaaniga ka soo baxaa uu qoraayo. 




Laacibka reer Belgium ayaa ah hogaamiyaha gool-dhalinta Premier League xilligaan asiga oo leh 24 gool ayaa diiday inuu qandaraaska u kordhiyaa Everton maadama uu doonaayo ka ciyaarta UCL sanadka dambe.



Dhinaca kale Man Unitee, Chelsea Real Madrid iyo Bayern Munich ayaa xiiso u muujinaayo haba ugu cadcadaatee Chelsea. AC Milan ayaa dooneeyso inay is qalabeeyso maadama Kooxda lala wareeegay tododbaadkii hore. 






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip