Rasmi:-Kulankii Xulalka Soomaliya Iyo South Sudan Oo Baaqday,Goormee Laga Dhigay?

0
Friday April 21, 2017 - 10:33:19 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi:-Kulankii Xulalka Soomaliya Iyo South Sudan Oo Baaqday,Goormee Laga Dhigay?

    Jimco-Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco-Muqdisho


Xulalka qaranka kubbadda cagta Soomaliya iyo South Sudan ayaa lagu balansanaa in ay galabta kuwada ciyaaraan dalka Jabuti,iyagoo ku balansanaa is reeb Reebka koobka Chan 2017,balse kulankooda ayaa la ciyaaridoono Maalinta beri oo ay taariikhdu ku beegantahay 22-April 2017.


Wiilasha xulka qaranka dalkeena Soomaliya ayaa siweyn iskugu diyaarinaya kulan ay wajahayaan dhigeega South Sudan,xili hada ay tababaro kala duwan ku qaadanaya dalka Jabuti.



20-Xidigaha Ee Ku Sugan Dalka Jabuti Ayaa Sidaan Kala Ah

Kooxda Dekedda

1. Axmed Xasan Maxamed (Macaane)-Qad Dhexe
2. Cabaas Amiin Maxamed-(Qad Dhexe)
3. C/Kariim Cabdalla Maxamed (Qubaaye)-(Qad Dhexe)
4. Idiris Amiin Cali-(Daafac)
5. Xasan Ibraahim Cali-(Gool Haye)
6. Muxidiin Aweys Maxamed-(Daafac)
7. Sidii Cali Maxamed (Baana)-(Daafac)


Kooxda Jeenyo
1.Mustaf Maxamed Yuusuf-(Gool Haye)
2.C/qaadir C/Raxman Macalin-(Daandii)-(Daafac)
3.Daa’uud C/llahi Tubaal-(Qad Dhexe)
4.Xasan Cabdi Nuur-(Xasaasi)-(Qad Dhexe)


Kooxda Banaadir SC
1.Axmed C/llahi Hiraabe-(Baanuu)-(Daafac)
2.Ciise C/qaadir Ibraahim-(Daafac)


Kooxda Heegan
1. Bile Muxidiin Buraale-(Weerar)
2. Mahad Muxidiin Xaji-(Mahad Yare)-(Qad Dhexe)


Kooxda Horseed
1. Cadaane Barre Ciise-(Weerar)


Kooxda Elman

1.Xasan Cali Rooble-(Ba’baay)-(Daafac)
2.Maxamed Nuur Cusman-(Weerar)
3.C/Shakur Maxamud Max’ed (Aala)-(Weerar)


Waxool FC
1.Saciid Aweys Cali-Amaah ayuu ugu ciyaaraha kooxda Waxool,balse waxaa iska leh Dekedda,horayna waxa uu ahaa gool hayihii hore Maamulka HirShabeele ee ciyaarihii maamul Goboleedyada.


Canada
C/llahi Qadar Sahal-Dalka Canada


Si kastaba beri 4:00-PM xiliga magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in xulalka Soomaliy iyo South Sudan ayaa lugta kowaad ee is reebka reebka Chan ay wada ciyaarayaan,halka kulankoooda lugta labaad ay wada ciyaaridoonaan 30-April 2017,iyagoo kuwada ciyaaridoono magaalada Juba ee dalka South Sudan.

Maxamed Xuseen Qalinle



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip