Luke Shaw oo jamaahiirta United la wadaagay war aysan badankooda filaneyn oo kusabsan dhawaca Zlatan

0
Friday April 21, 2017 - 13:03:34 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1761
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Luke Shaw oo jamaahiirta United la wadaagay war aysan badankooda filaneyn oo kusabsan dhawaca Zlatan

    Jimco- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Manchester



 

Zlatan Ibrahimovic ayaa awood u yeeshay inuu dhax socdo qolka labiska ee Man United kadib dhaawacii jilibka kasoo gaaray. sidaasi waxaa laga soo xigtay Luke Shaw.


 

35sano jirkaan ayaa waxaa dhaawac uu kasoo gaaray hareerta jilibka kadib markii loolan uu la kulmay kubad ku socotay qeybta sare kahor 1daqiiqo intaan la dhameyn ciyaarta. Iyadoo kooxda Old Trafford ugu dambeyn ee kasoo gudubtay kooxda Anderlacht.



 

 

Dhaawacaan soo gaaray Zlatan ayaa waxaa laga cabsi qabi gabaa inuu garoomada uu ka maqnaado inta kahor xili ciyaareydkaan. inkastoo ilaa hadda aanan laheyn war rasmi ah. oo lagu duulaan taggi karo.


 

Laakiin sida laga soo xigtay Goal. Shaw ayaa usheegay saxaafada kadib ciyaartii Old Trafford. "Isagu wuu fiicanyahay. waxa uu dhax soconaayay qolka labiska"


W/D: Owzebio



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip