Sidee kooxuhu isugu beegmeen Champions league wareegga 4-ta kooxood?

0
Friday April 21, 2017 - 13:34:18 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee kooxuhu isugu beegmeen Champions league wareegga 4-ta kooxood?

    Jimco--Nyon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco--Nyon

Isku aadka wareegga 4-ta kooxood ee Champions league ayaa dhowaan lagu sameeyay magaalada Nyon ee dalka Switzerland, waxaana isku dhacay kooxaha dalka Spain si gaar ahna ka dhisan Caasimadda Madrid.


Real Madrid, Juventus, Monaco iyo Atletico Madrid ayaa middoodba mid kale lagu beegayay.


Si aysan mar kale dib Finalka u wada ciyaarin waxaa isku dhacay kooxaha Sanadkii hore Finalka isugu yimid ee Real iyo Atletico.



Waxaa sidoo kale la isku beegay Juventus iyo Monaco oo Faransiiska iyo Talyaaniga ka kala yimid.


Isku aadkii oo dhan

Real Madrid vs Atletico Madrid

AS Monaco vs Juventus


Lugta hore ee Tartanka ayaa la ciyaari doonaa May 2 iyo 3 waxaana ciyaaraha isku laabadka la ciyaari doonaa Toddobaadka xiga.


Finalka koobka ayaa June 3 ka dhici doona Millennium Stadium oo ku yaalla Wales.


Kooxda soo badisa ee semi-final-ka qeybta Labaad- AS Monaco vs Juventus – waxay ku ciyaari doontaa dharka ay ku ciyaarto kulanka Gurigeeda kulanka Cardiff, halka midda soo badisa Real Madrid vs Atletico Madrid ay noqon doonto koox ku dheesha dharka Away, ama bannaanka ay kula soo ciyaarto.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip