Yey ku beegantay Man Utd wareegga 4-ta ee Europa League? Ciyaaro adag ayaa dhici doona!!!

0
Friday April 21, 2017 - 14:00:28 in Wararka by
  • Visits: 881
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yey ku beegantay Man Utd wareegga 4-ta ee Europa League? Ciyaaro adag ayaa dhici doona!!!

    Jimco--Nyon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco--Nyon

Manchester United, Ajax, Lyon iyo Celta Vigo ayaa middoodba u istaagtay in ay isu diyaariso Finalka ka dhici doona Solna, Sweden marka ay tahay May 24.


Waxaana kooxahan middooda koobka hanata ay fileysaa ka qeyb noqoshada Champions League sanadka dambe.


United ayaa kasoo gudubtay Anderlecht waqtiga dheeriga ah keddib, Marcus Rashford ayaana u dhaliyay goolka guusha.


Ajax ayaa sidoo kale waqtiga dheeriga ah garaacday Schalke, halka Lyon ay rigooreyaal uga soo badisay kooxda Besiktas. Celta Vigo ayaana soo dhaaftay dhankeeda kooxda reer Belgium ee Genk.



Isku aadkii oo dhan

Ajax vs Lyon

Celta Vigo vs Manchester United


Lugta hore ee tartanka waxay dhaceysaa May 4, tan xigtana, toddobaadka ku xiga.


Kooxda badisa ee Ajax and Lyon ayaa noqon doonta mid gurigeeda dharka ah ku ciyaari doonta final-ka Stockholm.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip