Bale oo garoomada kusoo laabanaya kahor Clasico

0
Friday April 21, 2017 - 21:05:43 in Wararka by Nasri Ahmed
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bale oo garoomada kusoo laabanaya kahor Clasico

    Jimco - Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco - Madrid



Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Real Madrid iyo xulka qaranka Wales Gareth Bale ayaa la filayaa in garoomada uu kusoo laabto kahor kulanka la sugi la'yahay ee El Clasico.


27 jirkaan ayaa dhaawac muruqa ah ku seegay labadii kulan ee u danbeysay oo ay cayaartay Los Blancos, hayeeshee tababarka ayuu kusoo laabtay shalay.


Barcelona ayaase kulanka Axadda weyn doonta adeegga kubad qaabeeyaha reer Brazil Neymar Jr oo kaarka cas qaatay kulankii Malaga ee dhacay bishan siddeedeedii.



Real oo kulan dheeri ah heysata ayaa la kulmaysa horaanta toddobaadkan Barcelona oo hanatay labadii xagaa ee tegay cayaarahan imminkase ka danbeysa saddex dhibcood, lagana soo dharbaaxay UCl.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip