Halyeeygii Ac Milan Gullit Oo Ku Dhaw In Loo Magacaabo Macalinka Xulka Qaranka Holland

0
Sunday April 23, 2017 - 13:29:38 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halyeeygii Ac Milan Gullit Oo Ku Dhaw In Loo Magacaabo Macalinka Xulka Qaranka Holland

    Axad- Amsterdam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Amsterdam



Halyeeygii hore ee kooxda Rossenerri ayaa lagu wadaa in uu noqdo macalinka xiga ee ee qaranka dalkiisa Holland maalamhaha soo aadan.


 

Xiriirka kubada cagta ee dalka Ducht ka ayaa go'aansaday in midkood Rud Gullit ,macalin ku xigeenkii hore ee kooxaha Chalsea iyo Barcelona Henk Ten Cate iyo Ninka lagu magacaabo Roger Schmit waxaana lagu wadaa in sedexdaa nin midkood lagu loo magacaabo xilka macalinimo ee xulka qaanka Nederland.



 

Gullet ayaa ayaa Ac Milan Ku soo qaatay waqti fiican waayihiisa kubada cagta isagoona u saftay 117 kulan isagoona u ansixiyay 35 gool waxaana ntii u dheexaysay 1987 ilaa 1993 isagoona kula guuleeystay laba jeer oo tartanka kooxaha Yurub ahi iyo 3 koob oo Scudeto Italia.


 

Xulka qaranka Nederland ayaa dhawaan ceerisay macalinkeeda Daley Blind kaasi oo xulka Orange lagu naaneyso horumar sameeyn waayeen.

 



 W/D: Abdirashiid Qanciye


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip