Murugo!! Ciyaaryahan Caan Ah Oo Dilay Gacalisadiisa Oo Uur U Leh Hilibkeedana eeyo Siiyey

0
Wednesday April 26, 2017 - 09:28:33 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 640
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murugo!! Ciyaaryahan Caan Ah Oo Dilay Gacalisadiisa Oo Uur U Leh Hilibkeedana eeyo Siiyey

    Arbaco- Brazil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Brazil



Maahan wax nagu cusboonaan doona in xirfadda kubadda cagta aan ka dheehano falal aad u xun ama u qaraar, waxaana xasuus u leenahay oradyahakii reer south Africa e dilay saaxiibtii oo u dabaal dageysa maalinta jaceylkooda, laakiin markale ayey tani dhacday markii gool haye reer Brazil ah uu xaaskisii dilay.


Bruno Fernandez de Souza, kaasoo ku can ah magaca ‘Bruno’ waxa uu kamida yahay xiddigaha ugu sareeya dhanka goolka dalkaasi Brazil,kaasoo hadda u safta kooxda Flamengo ,waxaana laacibkaan lagu helay dambi kadib markii uu dilay gabadha lagu magacaabo Eliza Samudio, kadibna uu hilibkeeda intuu jar jaray siiyey eeyo guriga joogay.

Eliza Samudio had taken Bruno to court before her death over abuse and child maintenance claims


Waxaa la rumeesan yahay in goolhaye Bruno oo la kulmay gabadha dharka xayeysiisa ee aadka u quruxda badan, waxaana ay ahaayeen saaxiibo waqti wada socda, iyadoo dhawaan shaacisay inay uur leedahay islamarkaana uu isaga u yeelay, waxaana uu u muuqdaa nin kasoo horjeestay uurka gabadhan sidaasna uu u gowracay Eliza.


Sida ay daabacday jariiradda kasoo baxda dalka talyaaniga gaar ahaan magaalada Milan, waxa uu xiddigaan aad u raadinaayey inuu qariyo qaladka uu gabadhan ka galay taasoo xitaa ku kaliftay inuu diloisagoo aan jecleesan inay dhasho ilmaha ku yimid habeenkii wada seexashadooda.

Bruno is led to court during his murder trial. He served just six years and seven months of a 22-year sentence

Sikasta 22-jirkaan ayaa xabsiga la geeyey, inkastoo maxkamada sare ee dalkaasi Brazil fasaxday laacibkan, iyadoo hadda sugeysa cadeymo dheeraad ah, waxaana weli socda kiiskiisa waxaana laga yaabaa inuu ciqaab adag maro goolhaye Bruno kadib dilka uu geestay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip