America

Arsenal oo £40m ku raadianeysa Henrique, Waa nin Nuucee ah?

0 Sunday October 11, 2015 - 07:59:45
Arsenal ayaa waxaa ay la xiriirtay Kooxda Botafogo, laacibka ka tirsan ee Luis Henrique.

Read More »

Alexis Sanchez oo shaki uu ku jiro inuu Brazil ka hortagi karo kadib dhaawac soo wejahay

0 Thursday October 08, 2015 - 14:57:06
(Kubadbile) Chile layliyaheeda Jorge Sampaoli ayaa tibaaxay in Alexis Sanchez uu shaki ku jiro safashadiisa kulanka Chile iyo Brazil dhexmari doona ee loogu loolamayo usoo bixida Koobka Adduunka 2018ka.

Read More »

Sanchez & Vidal oo Seegaya Kulanka Chile vs Brazil, Sababtu maxay tahay?

0 Thursday October 08, 2015 - 10:31:31
Xiddigaha Boosaska dhexe iyo Weerarka ee Dalka Chile Alexis Sanchez iyo Arturo Vidal ayaa seegi doona Kulanka Xulkoodu uu la qaadan doono dhiggiisa Brazil.

Read More »

Samir Nasri oo tilmaamay halka uu mustaqbalka ka dheeli doono

0 Wednesday October 07, 2015 - 21:47:32
(Kubadbile) - Laacibka khadka dhexe ee Manchester City Samir Nasri ayaa qishay in uu mustaqbalka ka dheeli karo horyaalka Mareykanka ee MLS-ka.

Read More »

Douglas Costa oo diyaar u ah in uu buuxiyo Booska Neymar

0 Wednesday October 07, 2015 - 15:27:22
Garab weerarka kooxda Bayern Munich ayaa isu diyaarinaya in uu buuxiyo Booska Laacibka Neymar oo xulkiisa ka maqnaanaya Kulamada soo socda.

Read More »

Aguero oo qaadanaya lambarka 10-aad ee Argentina, aaway Messi?

0 Wednesday October 07, 2015 - 15:11:57
Laacibka Kooxda Man City ayaa doonaya in uu Lambarka 10-aad ee xulka Argentina ka beddelo Barcelona geesigeeda Messi.

Read More »

Kaka oo sheegay hadduu jebiyo Rikoorka Gooldhalinta Brazil in Neymar uu kusoo xigi doono

0 Wednesday October 07, 2015 - 11:52:17
Kubbad qaabeeyihii hore ee Real Madrid ayaa noqonaya Gooldhaliyihii ugu sarreeyay ee abid xulka Brazil, balse waxaa uu rumeysanyahay in Neymar uu noqon doono ninka Rikoorkaas kasii jebiya.

Read More »

Icardi oo xaaskiisa u doortay in ay wakiil ka noqoto

0 Tuesday October 06, 2015 - 20:21:46
(Kubadbile) - Kabtanka Inter Milan ayaa la soo warinayaa in uu shaqadda ka eryey wakiilkiisii Abian Moreno oo xilkaas u maga-cawday xaaskiisa Wanda Nara.

Read More »

Cafu oo kamid noqday tababarayaasha Brazil fariina diray

0 Tuesday October 06, 2015 - 14:02:02
(Kubadbile) Ninka labada jeer qaranka Selecao kula guuleystay Koobka adduunka Cafu, ayaa loo magacaabay Tababare sharafeed marti ah oo qaranka Brazil kala qeyb gali doona kulamada ay bishan dheelayaan.

Read More »

Walaalka Messi oo la dagaalay booliska isaga oo lagu qabtay qori

0 Monday October 05, 2015 - 18:55:44
(Kubadbile) - Walaalka Lio Messi ayaa la dagaalay booliiska markii ay isku dayeen in ay baaraa baabuurkiisii uu watay.

Read More »

Orlando City oo raadineysa CR7, kooxo waaweyna loo diidye mala siin doonaa?

0 Visits: 459 | Thursday October 01, 2015 - 15:48:04
Koox ka dhisan Horyaalka MLS-ka Mareykanka ayaa raadineysa Saxiixa Laacibka Real Madrid.

Read More »

Roberto Firmino oo laga saaray liiska qaranka Brazil, Maxayse tahay sababtu ?????

1 Friday September 25, 2015 - 03:03:40
(Kubadbile) Weeraryahanka kooxda Liverpool Roberto Firmino ayaa laga saaray Liiska ciyaartoy ee qaranka Brazil metalaya bisha inagu soo fool leh kulamada ay dheelayaan.

Read More »

Tevez oo ka xun dhaawac halis ah uu u geystay ciyaaryahan kulan ka tirsan horyaalka Argentina

0 Sunday September 20, 2015 - 08:13:03
(Kubadbile) Laacibkii hore ee kooxda Juventus Carlos Tevez oo iminka ka dheela dalkiisa hooyo ayaa aad uga xumaaday markii uu dhaawac halis ah oo jabniin horseeday uu u geystay laacib lagu magacaabo Ezequiel Ham.

Read More »

LABA JEER AYUU KA SOO MUUQDAY HOLLYWOOD-KA: Beckham ma jilaa ayuu isu badalay...? Isaga ayaa kuu jawaabaya

0 Saturday September 19, 2015 - 18:49:14
(Kubadbile) - Kubadd dheelihii hore ee England David Beckham ayaa cadeeyey in uusan doneyn in uu ku biiro saaxadda jilniinka .

Read More »

Waqtigii Thiago Silva ee Brazil ma dhammaaday?

0 Visits: 417 | Friday September 18, 2015 - 15:21:41
Sanadkii lasoo dhaafay Thiago Silva ayaa hoggaaminayay Brazil marka laga hadlayo Koobkii Adduunka ee Dalkooda ka dhacay, waxaase mar qura laacibkan laga waayay Safkii Xulkiisa.

Read More »

Oscar oo ku jira Safka Xulka Brazil & Neymar oo aan ku jirin, Sababta?

0 Thursday September 17, 2015 - 18:56:36
Booska dhexe ee Kooxda Chelsea ayaa kala mid Noqonaya Safka Xulka Brazil saaxiibkiis Philippe Countinho oo ka mid ah 23-ka ciyaartoy ee Wajahaya Chile iyo Venezuela October is reereebka Koobka Adduunka.

Read More »

Taageerihii cajiibka ahaa ee Brazil oo geeriyooday

0 Thursday September 17, 2015 - 18:05:06
(Kubadbile) - Taageerihii cajiibka ahaa ee Brazil Clovis Acosta Fernandes u geeriyooday cudurka Cancer isaga oo jira 60-sano.

Read More »

Djokovic oo Garaacay Federer kuna Guuleystay US Open

0 Monday September 14, 2015 - 16:29:40
Ninka Dunida ugu Horreeya dhanka Tennis-ka Novak Djokovic ayaa garaacay Ninka 5-ta mar ku guuleystay Ciyaarahaas ee Roger Federer.

Read More »

Mayweather wuxuu garaacay Berto 49-guulood keddib ma ka Fariisanayaa Feerka? "Sawirro"

0 Visits: 544 | Sunday September 13, 2015 - 08:09:48
Feeryahanka Mareykanka ah ee Mayweather ayaa la rumeysanyahay in uu kulankiisii ugu dambeeyay ee Feerka u Noqonayo keddib guushii uu ka gaaray Berto oo u noqotay tiisii 49-aad oo c

Read More »

Waa kuma JJ Watt, Lionel Messi ma aqbali karaa in uu K/cagta ku jiro Ninka la Sawiran? "Sawirro"

0 Visits: 849 | Sunday September 06, 2015 - 11:11:35
Messi ayaa boggiisa ku baahiyay isaga oo la sawiran Xiddigga Ciyaara Horyaalka Kubadda Cagta Mexico oo lagu magacaabo JJ Watt kaas oo Messi markii uu garab istaagay uu Messi u muuqday Watt barkii, ka hor kulan saaxibtinimo oo dhex mari doona Xulalka Argentine iyo Mexico.

Read More »