World Cup

FIFA: Saraakiil kale oo loogu xiray Fadeexadii Musuqa magaalada Zurich

0 Visits: 276 | Thursday December 03, 2015 - 14:35:03
Saraakiil kale oo ka tirsan Golaha FIFA ayaa xabsiga ay dhigeen ciidamada Swiss iyo United States kuwaa oo lagu xiray Zurich, looma xirin wax ka baxsan Fadeexadii Musuqa ee FIFA.

Read More »

Daawo Sedexda gool ee u tarmi doona goolka sanadka 2015 (Puskas Award)

0 Monday November 30, 2015 - 22:32:50
(Kubadbile)- Xiddigaha Lionel Messi, Wendell Lira iyo Alessandro Florenzi ayaa loo magacaabay seexda isugu soo hartay abaal marinta goolka sanadka Puskas Award 2015.

Read More »

kulankii Ugu horeeyay ee caalami ah taariikhda oo maanta oo kale ku beegan, kulankan Yuu u dhexeeyay?!!!!!!

0 Visits: 807 | Monday November 30, 2015 - 18:51:04
(Kubadbile)- Xiriirka Kubadda Cagta Dunida "FIFA" ayaa maanta oo Isniin ah u dabaal dagaya sanad guuradii 143-aad ee kasoo wareegatay markii la qabtay kulankii ugu horeyay ee ee caalami ah ee taariikhda.

Read More »

Fifa oo Soo saartay liiska macalimiinta u sharaxan abaalmarinta sanadka

0 Monday November 30, 2015 - 17:26:45
(Kubadbile)-Xiriirka kubadda cagta aduunka FIFA ayaa soo saaray liiska macalimiinta u loolamaya macalinka sanadkan aduunka 20115 waxaana hogaaminaya macalinka kooxda Barcelona Lusi Enrique .

Read More »

Sepp Blatter & Michel Platini oo min 7 sano laga ganaaxayo Ciyaaraha, Sababta?

0 Tuesday November 24, 2015 - 10:28:06
Madaxda la ganaaxay ee Sepp Blatter iyo Michel Platini ayaa sii wajihi kara min 7 sano oo aysan Ciyaaraha ka hadli karin.

Read More »

Qishka Ballon d'Or 2015 oo la helay, yaa ku guuleystay "Sawirro"

0 Visits: 694 | Monday November 23, 2015 - 18:25:00
Warbaahinta Yurub ee Sport-ga ayaa sii deysay qishka Abaal marinta Laacibka ugu wanaagsan Adduunka Ballon d'Or ee sanadkan 2015-ka.

Read More »

Madaxa Xiriirka K/cagta Nepal oo 10 sano laga Ganaaxay Ciyaaraha, Sababta?

0 Tuesday November 17, 2015 - 08:52:46
Ganesh Thapa, oo sidoo kale ahaa mid ka mid ah dadka ugu caansan Ciyaaraha Asia, ayaa la ganaaxay10 sano waxaana ciqaabtaas saaray Guddiga Fifa ugu qaabilsan la socodka Laaluush qaadashada.

Read More »

Blatter & Platini oo min 6-sano la Ganaaxi doono, Sababtu Maxay tahay?

0 Sunday November 15, 2015 - 11:30:05
Labaduba Blatter iyo Platini ayaa horay u ganaaxan 90-maalmood, - waxaase lagu sii hayaa Baaris kale oo ay ku wajihi doonaan 6 Sano oo Ganaax Kubbadda cagta ah.

Read More »

Kooxda Jeenyo oo garaacday Badbaado, xilli uu seddexleey dhaliyay Shaafici+Sawirro

0 Friday November 13, 2015 - 11:33:16
(Kubadbile)-Kooxaha kubadda Cagta Jeenyo iyo Badbaado ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Banaadir kulan ka tirsan koobka Jeneraal Daa'uud.

Read More »

Kulankii Argentina v Brazil oo baaqday, Sababtu maxay tahay?

0 Friday November 13, 2015 - 06:09:04
Kulankii is reereebka koobka Adduunka ee Xulalkan ku dhex mari lahaa Buenos Aires maanta oo Jimce ah ayaa dib loo dhigay.

Read More »

Sepp Blatter: Madaxweynaha FIFA oo Isbitaalka la dhigay, Sabab?

0 Thursday November 12, 2015 - 06:03:47
Madaxweynaha Ganaaxan ee Fifa Sepp Blatter ayaa Isbitaalka la dhigay keddib wax uu ku sheegay "Bur-burin lagu sameeyay Qalbigiisa".

Read More »

VIDEO: 10-ka Gool ee u Tartami doona Goolka ugu Qurxan Adduunka FIFA Puskas Award

0 Visits: 464 | Saturday November 07, 2015 - 09:15:14
Waxaa lasoo saaray 10-ka Gool ee hadda loo maleynayo in ay Sanadka 2015-ka ugu qurxanyihiin Caalamka Rag iyo Dumarba ha dhaliyaane.

Read More »

Belgium oo Markii u horreysay Noqday Xulka K/cagta Adduunka ugu Sarreeya, yaa Hoos u dhacay yaase gudbay?

0 Thursday November 05, 2015 - 18:22:18
Markii ugu dambeysay ee lasoo cusbooneysiiyay 5 NOV 2015 / Marka xiga ee lasoo baahin doono 03 DEC 2015

Read More »

Benzema iyo Valbuena oo laga saaray safka qaranka Faransa

0 Thursday November 05, 2015 - 17:21:14
(Kubadbile) Karim Benzema iyo Mathieu Valbuena ayaa laga saaray safka koowaad ee qaranka Faransa oo uu leyliyo macallin Didier Deschamps xilli ay socoto weydiimo boolis.

Read More »

Xubin Sare oo ka tirsan FIFA oo Maxkamad lasoo taagay, dafirayna eedihii loo jeediyay

0 Wednesday November 04, 2015 - 09:56:13
Qaban qaabiyihii ciyaarihii koobka adduunka ee Brazil lagu qabtay 2014kii, ayaa diiday inuu musuqmaasuq ku lug yeeshay uuna qaatay malaayiin dollar oo laaluush ah.

Read More »

Daawo Sawiradda:Gabdhaha Gadidka oo xaqiijiyay kaalinta saddexaad ee horyaalka kubbada Gacanta Gabdhah

0 Friday October 30, 2015 - 13:36:28
(Kubadbile)-Gabadhaha kubadada Gacanta Gadiidka iyo Nationlin ayaa shalay galab kukulmay garoonka Wiish kulan katirasan horyaalki lixaad ee kubadda Gacanta Gabadha.

Read More »

Liiska Musharaxiinta Madaxtinimada Fifa u taagan iyo Taariikhdooda

0 Thursday October 29, 2015 - 10:45:16
Xiriirka Kubadda Cagta Aduunka ee Fifa ayaa soo bandhigay liiska todobada musharax ee u taagan xilka musharaxnimo ee gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Aduunka Fifa.

Read More »

Zico oo ka baxay u Tartamidda Madaxtinimada FIFA

0 Visits: 347 | Tuesday October 27, 2015 - 08:20:33
Laacibkii hore ee Dalka Brazil ayaa sheegay Isniintii in uu ka baxay u tartanka Madaxtinimada xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka, Gianni Infantino, ayaa dhabarka ka riixaya madaxweynaha xiriirka Uefa, si uu u tartamo dhankiisa.

Read More »

Xilliga Rasmiga Ah Ee La Qaban Doono Doorashada Fifa Oo La Shaaciyay

0 Wednesday October 21, 2015 - 11:11:36
Xiriirka K/Cagta FIFA ayaa waxa ay si rasmi ah u shaaciyeen in doorasha rasmiga ah ee la dooranaayo gudoomiyaha cusub ee xiriirkaasi in la qaban doono February 26.

Read More »

Jarmalka oo beeniyay eedeymo la xiriira Laaluush ka dhan ah KA ee 2006

0 Saturday October 17, 2015 - 13:18:40
(Kubadbile) Xiriirka kubadda Cagta Jarmalka ee German Football Association (DFB) ayaa diiday eedeymo tibaaxaya inay jireen laaluush qaadasho la xiriirtay codadkii qabashada Koobkii Adduunka ee 2006dii lagu qabtay Jarmalka.

Read More »