La Liga

Hazard oo dalabaad buuxa ka helay Real Madrid & Barcelona

0 Visits: 755 | Sunday October 25, 2015 - 07:58:31
Real Madrid iyo Barcelona ayaa ku dagaallami doona Laacibka Booska dhexe uga ciyaara Kooxda Chelsea ee Eden Hazard.

Read More »

Aqriso Dhammaan Kulamada Horyaalada waa weyn ee Yurub iyo Saacadaha la ciyaarayo oo is bedelay

0 Sunday October 25, 2015 - 07:45:16
(Kubadbile) Waxaa maanta iyo caawa garoomada qaaradda yurub gaar ahaan shanta horyaal ee ugu waa weyn ka dhici doona kulamo ka tirsan horyaaladaas.

Read More »

Real Madrid oo kali ku noqotay Hoggaanka Horyaalka Spain, keddib Guushii Celta Vigo

0 Visits: 357 | Saturday October 24, 2015 - 20:03:28
Kooxda Real Madrid ayaa kali ku noqotay Horyaalka La Liga keddib Guushii ay ka gaartay Kooxda Booska Labaad ee Celta Vigo.

Read More »

Falanqeynta Kulanka Celta Vigo vs Real Madrid

0 Saturday October 24, 2015 - 14:04:17
Waxaa la go'aamin doonaa cidda hoggaanka u qabaneysa La Liga marka ay hoggaamiyeyaasha Horyaalku maanta la kulmaan Celta Vigo oo ay dhibcaha ka simanyihiin.

Read More »

Wenger: Ozil wuxuu ku jiraa da'da Dahabiga ah

0 Saturday October 24, 2015 - 12:30:55
Laacibka dalka Germany ayaa Ammaan kala kulmaya Macallinka kooxda uu la shaqeeyo ee Arsenal, Arsene Wenger.

Read More »

Warbixin: LionelMessi maku biiri doonaa Chelsea?

0 Saturday October 24, 2015 - 09:13:28
Warar laab dillaac ku ah taageerayaasha Barcelona ayaa waxaa ay kasoo baxayaan hadal heynta ah Lionel Messi uu kula biirayo Premier League kooxo ka dhisan.

Read More »

Nolito oo iska diiday xagaagaan inuu u dhaqaaqo kooxda Barcelona

0 Friday October 23, 2015 - 13:47:37
(Kubadbile) Naadiga Celta Vigo xidiga garabka uga dheela Nolito oo muddooyinkii danbe lala xiriirinayay kooxda Nou Camp ka dhisan ee Barcelona ayaa iska diiday inuu Catalonia u dhaqaaqi doono bisha Janaury marka dib loo furo seyladda kala iibsiga Cayaartoyda.

Read More »

Iniesta oo ka soo muuqday tababarka Barcelona

0 Thursday October 22, 2015 - 19:52:18
(Kubadbie) - Laacibka khadka dhexe ee Barcelona Andres Iniesta ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdda.

Read More »

Video: CR7 oo ka Carooday in uu maro Baaris Daroogo

0 Thursday October 22, 2015 - 15:39:09
Keddib kulankii 0-0 ay isku garab dhaceen PSG iyo Real Madrid Champions League, Cristiano ayaa xanaaqay markii la yiri soo mar baarista Maandooriyaha ciyaartoydu maraan, Muuqaalka halkan ka daawo.

Read More »

Modric oo ku biiri gaaray kooxda Newcastle United

0 Thursday October 22, 2015 - 15:07:22
(Kubadbile) Sam Allardyce hogaamiyaha kooxda Sunderland ayaa sheegtay inuu qarka u fuulay la wareegidda Luka Modric waqtigii uu joogay kooxda Newcastle United.

Read More »

Tababaraha Belgium Marc Wilmots: Hazard haku biiro Real Madrid Shuruud la'aan

0 Thursday October 22, 2015 - 11:09:37
Belgium Macallinka leyliya Marc Wilmots ayaa rumeysan in Real Madrid ay aad ugu wanaagsantahay wiilkiisa Eden Hazard, halkii sida uu sheegay uu ku lug go'naan lahaa Chelsea oo uusan kasoo socon Horumar weyni.

Read More »

Warbixin: Qaabka Loo Kala Hogaaminaayo Gooldhalinta Koobka Champions League

0 Thursday October 22, 2015 - 09:26:34
(Kubadbile)Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa qaabka loo kala hogaaminaayo gooldhalinta koobka Champions League iyadoo lagu guda jiro marxalada Group-yada.

Read More »

Fadeexad & Musuq hareeyay El Clasico, maxay tahay, yaa la ganaaxi doonaa? "Sawirro"

0 Thursday October 22, 2015 - 09:15:53
El Clasico waxaa ku xoomay oo hareeyay Musuq iyo Fadeexo, ka gadaal markii Garsoore sheegay in uu jecelyahay Real Madrid in ay badiso kulanka bisha dambe ee Barcelona.

Read More »

Dhammaan Natiijooyinka Kulamadii Champions league ee xalay

0 Thursday October 22, 2015 - 08:32:24
Waxaan halkan idinkugu soo Gudbineynaa Dhammaan kulamadii Champions league ee xalay, Real oo Garab dhac gashay, Man Utd sidoo kale yaa badiyay?.

Read More »

Barcelona oo ay tahay inay samir muujiso

0 Wednesday October 21, 2015 - 20:15:24
(Kubadbile) Daafaca kooxda Barcelona iyo qaranka Arjentiin Javier Mascherano ayaa qaba inay kooxdiisu Samir badan muujiso, isagoo carabaabay in sabar uu qeyb ka ahaa guushoodii xalay.

Read More »

Reyes haddii aad ku taqiin Arsenal wuxuu markan wajahayaa Man City "Sawirro"

0 Wednesday October 21, 2015 - 15:07:28
Jose Antonio Reyes ayaa heshiis la gaaray Arsenal January 2004 markaas oo uu ahaa 20 sano jir.

Read More »

Waa sidee Timaha Nasri Kulanka Sevilla? halkan ka Arag adigaa yaabi doonee!!!

0 Wednesday October 21, 2015 - 14:53:05
Samir Nasriga Kooxda Man City iyo xulka France ayaa la filayaa in uusan caawa ciyaari Karin kulanka Kooxda City ay Etihad ku soo dhaweyneyso Kooxda Reer Spain ee Sevilla.

Read More »

Rakitic oo yiri waa Aniga geesiga Barca

0 Wednesday October 21, 2015 - 09:33:26
Laacibka beddelka kusoo galay ee Ivan Rakitic ayaa dhaliyey 2 gool, kulankii Barcelona ay ugu dambeyn uga badisay BATE Borisov 2-0 oo Champions League, Group E ay isku fara saareen dalka Belarus.

Read More »

Barcelona oo ajendeheeda ku darsatay Robin Van Persie

0 Tuesday October 20, 2015 - 21:22:05
(Kubadbile) - Kooxdda kubadda cagta ee Barcelona ayaa u dirtay dad soo indho indheeya weeraryahankii Arsenal iyo Manchester United Robin Van Persie.

Read More »

Benitez oo maallin walbe la hadla C.Ronaldo

0 Tuesday October 20, 2015 - 20:23:33
(Kubadbile) Maareeyaha kooxda Real Madrid Rafael Benitez ayaa qirtay inuu maallin walbe la sheekeysto oo uu la hadlo hogaamiyaha kooxdiisa C.Ronaldo.

Read More »